Xog: Mucaaradka iyo taliyeyaasha ciidamada oo isku afgartay 4 qodob
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiXubnaha mucaaradka iyo taliyeyaasha hay’adaha amniga ayaa isku afgartay afar qodob oo muhiim ah kulan ka dhacay Muqdisho.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka oo ka dhacay guriga Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka, Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa dowladda uga qayb-galay Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cabdullaahi Cusmaan, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed; iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, Xasan Cali Nuur (Shuute).
- Dhanka Golaha Mustaqbalka, waxaa kulanka ka qaybgalay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore, Xasan Cali Khayre; Ra’iisul Wasaarihii hore, Maxamed Xuseen Rooble, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Xildhibaan Cabdullaahi Carab iyo Maxamed Aadan Jimcaale oo loo yaqaano (Koofi).
- Sida ay ogaatay Caasimada Online, kulanka ayaa laga gaaray isfaham iyo natiijo hordhac ah oo ku aadan waxyaabihii ay ka wada-hadleen labada dhinac oo ku aadanaa amniga dalka.
- Ka fogaanshaha siyaasadaynta amniga: In labada dhinac ay ka fogaadaan siyaasadaynta arrimaha amniga qaranka.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hirgeliyo qodobada la isku afgartay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Afar qodob oo muhiim ah ayaa ka mid ah ka fogaanshaha siyaasadaynta amniga, la-dagaallanka argagixisada, doorasho heshiis lagu yahay, iyo dhisidda kalsoonida.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan xasaasi ah oo xalay Muqdisho ku dhex-maray taliyeyaasha hay’adaha amniga ee dowladda iyo xubnaha mucaaradka, kaas oo looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka.
Kulanka oo ka dhacay guriga Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka, Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa dowladda uga qayb-galay Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cabdullaahi Cusmaan, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed; iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, Xasan Cali Nuur (Shuute).
Dhanka Golaha Mustaqbalka, waxaa kulanka ka qaybgalay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore, Xasan Cali Khayre; Ra’iisul Wasaarihii hore, Maxamed Xuseen Rooble, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Xildhibaan Cabdullaahi Carab iyo Maxamed Aadan Jimcaale oo loo yaqaano (Koofi).
Sida ay ogaatay Caasimada Online, kulanka ayaa laga gaaray isfaham iyo natiijo hordhac ah oo ku aadan waxyaabihii ay ka wada-hadleen labada dhinac oo ku aadanaa amniga dalka.
Labada dhinac ayaa inta uu socday shirka isku afgartay afar qodob oo muhiim ah, kuwaas oo kala ah;-
Ka fogaanshaha siyaasadaynta amniga: In labada dhinac ay ka fogaadaan siyaasadaynta arrimaha amniga qaranka.
La-dagaallanka Argagixisada: In si wadajir ah looga hortago kooxaha argagixisada ee Al-Shabaab iyo Daacish, meelna looga soo wada jeesto.
Doorasho heshiis lagu yahay: In dalka laga qabto doorasho ku dhisan heshiis iyo is-afgarad siyaasadeed.
Dhisidda kalsoonida: In la xoojiyo kalsoonida iyo wada shaqaynta labada dhinac.
Si kastaba ha’ahaatee, Soomaaliya ayaa haatan ku jirto marxalad xasaasi ah, iyadoo weli uu muran ka taagan yahay arrimaha doorashada oo ay isku hayaan dowladda iyo mucaaradka dalka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Xubnaha mucaaradka iyo taliyeyaasha hay’adaha amniga ayaa isku afgartay afar qodob oo muhiim ah kulan ka dhacay Muqdisho.
Qodobada muhiimka ah
- Xubnaha mucaaradka iyo taliyeyaasha hay’adaha amniga ayaa isku afgartay afar qodob oo muhiim ah kulan ka dhacay Muqdisho.
- Afar qodob oo muhiim ah ayaa ka mid ah ka fogaanshaha siyaasadaynta amniga, la-dagaallanka argagixisada, doorasho heshiis lagu yahay, iyo dhisidda kalsoonida.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan jawaabo ka yimid dhinacyada aan lagu matalin kulanka.
- Faahfaahinta ku saabsan natiijooyinka gaarka ah ee heshiiska ayaa weli aan caddayn.
Gunaanadka akhristaha
Kulankan wuxuu muujinayaa tallaabo suurtagal ah oo lagu xoojinayo wada shaqeynta dowladda iyo mucaaradka ee ku saabsan amniga qaranka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hirgeliyo qodobada la isku afgartay?
- Sidee ayuu heshiisku u saameyn doonaa xaaladda siyaasadeed ee socda ee Soomaaliya?
- Waa maxay tallaabooyinka xiga ee ka dambeeya kulankan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · taliyeyaasha · mucaaradka · isku
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada