Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wada hadlay xaaladda Bariga Dhexe
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalay shir madaxeedka guud ee Qaramada Midoobay ee New York ayaa… Sii akhri
Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahQoraalka asalka ah
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalay shir madaxeedka guud ee Qaramada Midoobay ee New York ayaa kulan la yeeshay dhaxal-sugaha dowladda Kuwait, Sheekh Sabah Khaled Al-Hamad Al-Sabah.
Kulanka ayaa lagu lafa-guray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, gaar ahaan xaaladda gobolka iyo isbeddellada amni ee ka jira Bariga Dhexe, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Villa Somalia.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa adkeeyay xiriirka Soomaaliya iyo Kuwait u leeyahay labada dal, isaga oo carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo xoojinta iyo ballaarinta iskaashiga labada dhinac, gaar ahaan dhinacyada amniga, diblomaasiyadda iyo horumarka.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · soomaaliya · bariga · kuwait
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada