Topic
Warkasta is tracking bariga across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches afrika, bulshada, and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Soomaaliya waxay si rasmi ah ugu biirtay Ururka Bulshada Bariga Afrika dabayaaqadii sannadkii 2023, waxaana codsigeeda kamid noqoshada uu ururku si rasmi ah u aqbalay 24-kii Noofeembar 2023. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 15-kii Diiseembar 2023 saxiixay heshiiska ku biirista ururka. Afartii Maarso 2024 Soomaaliya ayaa dhammaystirtay dhammaan shuruudihii sharciga…
Magaalada Muqdisho waxaa la filayaa inuu goor dhow ka furmo Shirweynaha 3-aad ee Ururrada Bulshada Rayidka ah ee Bulshada Bariga Afrika, EACCON 2026, kaas oo diiradda lagu saari doono xoojinta iskaashiga, horumarinta iyo doorka ururrada bulshada rayidka ah ee dalalka ku mideysan Ururka Bulshada Bariga Afrika.