Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay iskaashiga sahanka juqraafiyeed
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiDowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga sahanka juqraafiyeed iyo aqoonsiga khayraadka macdanta ee Soomaaliya, iyadoo la adeegsanayo teknoolojiyad casri ah.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamad Xaashi Carabeey, ayaa xarunta Hay’adda Sahanka Juqraafiyeed ee Shiinaha (China Geological Survey) kulan kula yeeshay Agaasimaha Guud ee Waaxda Sayniska, Teknoolojiyadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Zheng Xiongwei, iyo saraakiil kale oo ka tirsan hay’adda.
- Hodan Osman Abdi, Agaasimaha Waaxda Sharciga ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta, Mudane Xuseen Cali Axmed, iyo xubno kale.
- Wadahadallada ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray xoojinta iskaashiga labada dhinac ee ku saabsan fulinta sahanka iyo khariidaynta juqraafiyeed ee Soomaaliya (Geological Survey and Mapping), iyadoo la adeegsanayo teknoolojiyadda casriga ah ee Remote Sensing iyo sawirrada dayax-gacmeedyada (Satellite Imagery), si loo helo xog cilmiyeed oo dhammaystiran oo ku saabsan khayraadka macdanta ee dalka.
- Dhanka kale, khubarada Shiinaha ayaa kulanka ku soo bandhigay laba nooc oo teknoolojiyadda Sirdoonka Macmalka ah (AI) ah oo loogu talagalay sahanka iyo aqoonsiga macdanta.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Teknoolojiyad noocee ah ayaa loo isticmaali doonaa iskaashigan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dhinacyada sahanka dhulka, khariidaynta juqraafiyeed iyo aqoonsiga khayraadka macdanta ee ku jira dhulka Soomaaliya, iy
- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamad Xaashi Carabeey, ayaa xarunta Hay’adda Sahanka Juqraafiyeed ee Shiinaha (China Geological Survey) kulan kula yeeshay Agaasimaha Guud ee
- Wadahadallada ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray xoojinta iskaashiga labada dhinac ee ku saabsan fulinta sahanka iyo khariidaynta juqraafiyeed ee Soomaaliya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
MUQDISHO – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dhinacyada sahanka dhulka, khariidaynta juqraafiyeed iyo aqoonsiga khayraadka macdanta ee ku jira dhulka Soomaaliya, iyadoo la adeegsanayo teknoolojiyad casri ah.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamad Xaashi Carabeey, ayaa xarunta Hay’adda Sahanka Juqraafiyeed ee Shiinaha (China Geological Survey) kulan kula yeeshay Agaasimaha Guud ee Waaxda Sayniska, Teknoolojiyadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Zheng Xiongwei, iyo saraakiil kale oo ka tirsan hay’adda.
Kulanka oo ay soo qabanqaabisay Safaaradda Soomaaliya ee dalka Shiinaha ayaa waxaa ka qaybgalay Danjiraha Soomaaliya ee Shiinaha, Dr. Hodan Osman Abdi, Agaasimaha Waaxda Sharciga ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta, Mudane Xuseen Cali Axmed, iyo xubno kale.
Wadahadallada ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray xoojinta iskaashiga labada dhinac ee ku saabsan fulinta sahanka iyo khariidaynta juqraafiyeed ee Soomaaliya (Geological Survey and Mapping), iyadoo la adeegsanayo teknoolojiyadda casriga ah ee Remote Sensing iyo sawirrada dayax-gacmeedyada (Satellite Imagery), si loo helo xog cilmiyeed oo dhammaystiran oo ku saabsan khayraadka macdanta ee dalka.
Dhanka kale, khubarada Shiinaha ayaa kulanka ku soo bandhigay laba nooc oo teknoolojiyadda Sirdoonka Macmalka ah (AI) ah oo loogu talagalay sahanka iyo aqoonsiga macdanta. Sida ay khubaradu sheegeen, teknoolojiyaddan ayaa awood u leh inay falanqayso xogta macdanta ilaa qoto-dheer gaaraya 500 mitir, isla markaana ay aqoonsato illaa lix nooc oo ka mid ah macdanaha muhiimka ah (Critical Minerals).
Labada dhinac ayaa sidoo kale muujiyey rabitaan ku aaddan xoojinta iskaashiga farsamo, is-weydaarsiga aqoonta iyo khibradaha, iyo hirgelinta barnaamijyo wadajir ah oo lagu horumarinayo sahanka juqraafiyeed iyo aqoonsiga khayraadka macdanta ee Soomaaliya.
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ayaa sheegtay inay rajaynayso in iskaashigan uu dhawaan u gudbo marxaladda fulinta, si loo dardargeliyo sahanka khayraadka macdanta, loo helo xog cilmiyeed lagu kalsoonaan karo, isla markaana loo abuuro fursado maalgashi oo waara.
Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta horumarinta iyo ka faa’iidaysiga khayraadkeeda dabiiciga ah, iyadoo xoogga la saarayo adeegsiga aqoon, teknoolojiyad casri ah iyo iskaashi caalami ah, si khayraadka dalka uu door muuqda uga qaato kobaca dhaqaalaha, abuurista fursadaha maalgashi iyo horumarinta bulshada.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga sahanka juqraafiyeed iyo aqoonsiga khayraadka macdanta ee Soomaaliya, iyadoo la adeegsanayo teknoolojiyad casri ah.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dhinacyada sahanka dhulka, khariidaynta juqraafiyeed iyo aqoonsiga khayraadka macdanta ee ku jira dhulka Soomaaliya, iy
- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamad Xaashi Carabeey, ayaa xarunta Hay’adda Sahanka Juqraafiyeed ee Shiinaha (China Geological Survey) kulan kula yeeshay Agaasimaha Guud ee
- Wadahadallada ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray xoojinta iskaashiga labada dhinac ee ku saabsan fulinta sahanka iyo khariidaynta juqraafiyeed ee Soomaaliya.
- Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ayaa sheegtay inay rajaynayso in iskaashigan uu dhawaan u gudbo marxaladda fulinta, si loo dardargeliyo sahanka khayraadka macdanta.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyada la eedeeyay ama la dhaleeceeyay.
- Eedeymaha ku jira maqaalka ma ahan kuwo madax-bannaan oo la xaqiijiyay.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda wadahadalada.
Gunaanadka akhristaha
Wadahadallada u dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha waxay ujeedadoodu tahay in la xoojiyo iskaashiga sahanka juqraafiyeed iyo maareynta khayraadka macdanta.
Waxa weli aan caddayn
- Teknoolojiyad noocee ah ayaa loo isticmaali doonaa iskaashigan?
- Natiijooyinka la filayo ee iskaashigan maxay yihiin?
- Iskaashigan ma saameyn doonaa bulshooyinka maxalliga ah ee Soomaaliya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · iskaashiga · soomaaliya · juqraafiyeed
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada