Soomaaliya oo ka qaybgalay Shirka Taliyeyaasha Difaaca Afrika ee Kampala
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiSoomaaliya ayaa ka qaybgalay Shirka Taliyeyaasha Difaaca Afrika ee Kampala, kaas oo maanta lasoo gabagabeeyay kaddib saddex maalmood oo uu socday.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray doorka ciidamada Afrika ee hawlgallada aan dagaalka ahayn, kuwaas oo ay kamid yihiin ilaalinta nabadda, ka jawaabista musiibooyinka iyo xaaladaha degdegga ah.
- Taliyeyaasha iyo saraakiisha ka qaybgalay shirka ayaa sidoo kale ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo isku-duwidda iyo iskaashiga ciidamada Afrika, gaar ahaan marka ay jiraan xaalado u baahan hawlgallo wadajir ah oo aan ku salaysnayn dagaallada caadiga ah.
- Madaxweynaha Uganda, Yoweri Kaguta Museveni, oo soo xiray shirka, ayaa adkeeyay muhiimadda iskaashiga, isku-duwidda iyo wada shaqaynta ciidamada Afrika.
- Museveni ayaa sheegay in iskaashi xooggan oo dhex mara ciidamada qaaradda uu muhiim u yahay wax ka qabashada xaaladaha amni iyo kuwa bani’aadannimo ee ka baxsan dagaallada caadiga ah.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada ama tallaabooyinka gaarka ah ee lagu go'aamiyay inta lagu guda jiray shirka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Soomaaliya ayaa ka qaybgalay Shirka Taliyeyaasha Difaaca Afrika ee Kampala.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray doorka ciidamada Afrika ee hawlgallada aan dagaalka ahayn.
- Madaxweynaha Uganda, Yoweri Kaguta Museveni, oo soo xiray shirka, ayaa adkeeyay muhiimadda iskaashiga, isku-duwidda iyo wada shaqaynta ciidamada Afrika.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
KAMPALA – Taliyeyaasha Difaaca Afrika ee Hawlgallada Milatari ee aan Dagaalka ahayn (MOOTW), kaas oo maanta lasoo gabagabeeyay kaddib saddex maalmood oo uu socday.
Shirka waxaa ka qaybgalay taliyeyaasha ciidamada iyo saraakiil sare oo ka kala socday dalal Afrikaan ah, Midowga Afrika iyo ururro goboleed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray doorka ciidamada Afrika ee hawlgallada aan dagaalka ahayn, kuwaas oo ay kamid yihiin ilaalinta nabadda, ka jawaabista musiibooyinka iyo xaaladaha degdegga ah.
Taliyeyaasha iyo saraakiisha ka qaybgalay shirka ayaa sidoo kale ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo isku-duwidda iyo iskaashiga ciidamada Afrika, gaar ahaan marka ay jiraan xaalado u baahan hawlgallo wadajir ah oo aan ku salaysnayn dagaallada caadiga ah. Madaxweynaha Uganda, Yoweri Kaguta Museveni, oo soo xiray shirka, ayaa adkeeyay muhiimadda iskaashiga, isku-duwidda iyo wada shaqaynta ciidamada Afrika.
Museveni ayaa sheegay in iskaashi xooggan oo dhex mara ciidamada qaaradda uu muhiim u yahay wax ka qabashada xaaladaha amni iyo kuwa bani’aadannimo ee ka baxsan dagaallada caadiga ah. Ka qaybgalka Soomaaliya ee shirka ayaa kusoo beegmaya xilli Ciidanka Xoogga Dalka ay door muhiim ah ku leeyihiin dadaallada lagu xoojinayo amniga dalka, iyadoo Soomaaliya ay sidoo kale wajahday isbeddello ku yimid qaababka taageerada iyo hawlgallada amni ee caalamiga ah.
Hawlgallada aan dagaalka ahayn ayaa waxaa kamid noqon kara ilaalinta shacabka, gurmadka musiibooyinka dabiiciga ah, ka jawaabista xaaladaha bani’aadannimo iyo taageeridda hay’adaha dowladda xilliyada ay dhacaan xaalado degdeg ah. Shirka Kampala ayaa sidoo kale fursad u ahaa taliyeyaasha ciidamada Afrika inay is dhaafsadaan khibrado iyo aragtiyo ku saabsan sidii ciidamada qaaradda ay uga jawaabi lahaayeen xaaladaha degdegga ah iyo caqabadaha amni ee ka baxsan dagaallada tooska ah.
Shirkan ayaa ahaa kulankii ugu horreeyay ee heerka taliyeyaasha ciidamada difaaca Afrika ah ee si gaar ah diiradda loogu saaray Hawlgallada Milatari ee aan Dagaalka ahayn.
Shirka waxaa ka qaybgalay taliyeyaasha ciidamada iyo saraakiil sare oo ka kala socday dalal Afrikaan ah, Midowga Afrika iyo ururro goboleed.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray doorka ciidamada Afrika ee hawlgallada aan dagaalka ahayn, kuwaas oo ay kamid yihiin ilaalinta nabadda, ka jawaabista musiibooyinka iyo xaaladaha degdegga ah.
Taliyeyaasha iyo saraakiisha ka qaybgalay shirka ayaa sidoo kale ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo isku-duwidda iyo iskaashiga ciidamada Afrika, gaar ahaan marka ay jiraan xaalado u baahan hawlgallo wadajir ah oo aan ku salaysnayn dagaallada caadiga ah.
Madaxweynaha Uganda, Yoweri Kaguta Museveni, oo soo xiray shirka, ayaa adkeeyay muhiimadda iskaashiga, isku-duwidda iyo wada shaqaynta ciidamada Afrika.
Museveni ayaa sheegay in iskaashi xooggan oo dhex mara ciidamada qaaradda uu muhiim u yahay wax ka qabashada xaaladaha amni iyo kuwa bani’aadannimo ee ka baxsan dagaallada caadiga ah.
Ka qaybgalka Soomaaliya ee shirka ayaa kusoo beegmaya xilli Ciidanka Xoogga Dalka ay door muhiim ah ku leeyihiin dadaallada lagu xoojinayo amniga dalka, iyadoo Soomaaliya ay sidoo kale wajahday isbeddello ku yimid qaababka taageerada iyo hawlgallada amni ee caalamiga ah.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Soomaaliya ayaa ka qaybgalay Shirka Taliyeyaasha Difaaca Afrika ee Kampala, kaas oo maanta lasoo gabagabeeyay kaddib saddex maalmood oo uu socday.
Qodobada muhiimka ah
- Soomaaliya ayaa ka qaybgalay Shirka Taliyeyaasha Difaaca Afrika ee Kampala.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray doorka ciidamada Afrika ee hawlgallada aan dagaalka ahayn.
- Madaxweynaha Uganda, Yoweri Kaguta Museveni, oo soo xiray shirka, ayaa adkeeyay muhiimadda iskaashiga, isku-duwidda iyo wada shaqaynta ciidamada Afrika.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka yimid dhinacyada kale ee ka qaybgalay shirka.
- Faahfaahinta ku saabsan natiijooyinka shirka lama cayimin.
Gunaanadka akhristaha
Ka qaybgalka Soomaaliya ee shirka ayaa muujinaya doorkeeda ku aaddan dadaallada amniga gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada ama tallaabooyinka gaarka ah ee lagu go'aamiyay inta lagu guda jiray shirka?
- Sidee ayay ka qaybgalka Soomaaliya u saameyn doontaa xaaladda amniga dalka?
- Maxay yihiin tallaabooyinka xiga ee ka dambeeya shirka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · afrika · taliyeyaasha · qaybgalay
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada