Topic
Warkasta is tracking afrika across 12 reports from 7 sources. Recent coverage touches diplomacy, soomaaliya, and dalalka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka 8-aad ee Kuuriya iyo Afrika, kaas oo ka dhacay magaalada Seoul ee caasimadda…
Addis Ababa – Midowga Afrika (AU) ayaa soo dhoweeyay qaraar ay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ansixiyeen, kaas oo dhiirrigelinaya in khariidadaha dunida laga isticmaalo hab muujinaya cabbirka dhabta ah…

Kigali, Rwanda – Lataliye Sare Maxamed Mukhtar Cali, oo ka mid ah wafdiga Dowladda Soomaaliya, ayaa ka qeybgalaya Shirweynaha Afrika ee Nidaamyada Cunnada 2026 (Africa Food Systems Forum 2026), oo ka socda magaalada Kigali ee dalka Rwanda. Wafdiga Soomaaliya ee ka qeybgalaya shirweynaha ayaa ka kooban wakiillo ka socda Dowladda, bulshada rayidka ah iyo […]

Jimco, 4, Sep 2026 {HMC} Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa xarunta ururka ee magaalada Addis Ababa ku qaabilay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, halkaas oo ay kaga wada hadleen arrimaha ganacsiga, maalgashiga, is-dhexgalka dhaqaalaha qaaradda iyo dadaallada xasillinta Soomaaliya. Guddoomiye Maxamuud Cali Yuusuf ayaa dowladda Soomaaliy
Addis Ababa, Itoobiya – Soomaaliya ayaa guddoomisay shirkii ugu horreeyey ee Wasiirrada Ganacsiga dalalka ku midoobay Hindisaha Geeska Afrika (HoAI), kaas oo maanta ka qabsoomay magaalada Addis Ababa ee dalka…

Addis Ababa (WDN) — Go’aanka Itoobiya ee ah inay hesho marin-badeed joogto ah ayaa isu beddelaya mid ka mid ah arrimaha juqraafi-siyaasaddeed ee ugu saamaynta badan Geeska Afrika. Itoobiya oo ah dalka labaad ee ugu dadka badan Afrika, ayaa muddo dheer ku doodaysay in ay xeeb la’aantu ku keento culays dhaqaale iyo mid istiraatiiji ah.... The post Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo Raadinta Marin

Axad 16 Aug 2025 {HMC} Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Amb. Gamal Mohamed Hassan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey Xoghayaha Guud ee Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA), Mudane Wamkele Mene, oo dalka ku yimid booqasho rasmi ah. Booqashadan oo socon doonta 16–18 Agoosto 2026 ayaa ku soo […] The post Xoghayaha Guud ee A

Xildhibaano Soomaaliyeed ayaa ka qeyb galaya shirka Baarlamaanka Afrika ee Koonfur Afrika, iyagoo kaga qeyb qaadanaya doodaha ku saabsan biyaha, nabadaynta, iyo isdhexgalka qaaradda. The post Soomaaliya oo shirka Baarlamaanka Afrika ka soo jeeda first appeared on Radio Dalsan .

El Hadji Ibrahima Diene, Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya – AUSSOM, ayaa Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, mudane Mahmoud Ali Youssouf, uga warbixiyay fulinta howsha AUSSOM iyo horumarradii ugu dambeeyay iyo kuwa haatan ka socdaba. Guddoomiyuhu wuxuu amaanay AUSSOM dadaalkeed

Bishan 31-keeda ayaa lagu wadaa in dalka Uganda ay ku shiraan madaxweyneyaasha waddamada Afrika ee ciidamadoodu joogaan Soomaaliya, si looga arinsado walaaca ka taagan maalgalinta hawlgalka AUSSOM oo kharash loo la'yahay.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale adkeysay doorkeeda ku aaddan hirgelinta ajendayaasha horumarineed ee Afrika iyo caalamka, iyadoo ka qayb qaadatay doodda heer Wasiir ee Maalinta Afrika, oo lagu qabtay magaalada New York, intii uu socday Shirka Heerka Sare ee Madasha Siyaasadda ee Qaramada Midoobay (High-Level Political Forum – HLPF). Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo [

Tobannaanihii sano ee la soo dhaafay, dowlado badan ayaa u weecday hannaan kali-talisnimo ah, iyagoo xakameynaya xorriyadda hadalka, cabburinaya cod kasta oo mucaarad ah, isla markaana maamulaya geeddi-socod kasta oo doorasho, haddii uu jiroba.