Suudaan oo dacwado ka dhan ah Itoobiya u gudbisay Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika
Waxa dhacay
70 ilbiriqsiSuudaan ayaa Itoobiya ku eedeysay inay ciidanka RSF u oggolaatay inay dhulkeeda ka soo qaadaan weerarro diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ah, waxayna cabashooyin u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Khartuum ayaa sheegtay inay cabashooyin ka gudbisay Itoobiya, kuwaas oo ay u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika, kaddib weerarro diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ah oo ay sheegtay in laga soo abaabulay gudaha dhulka Itoobiya.
- Wasaaradda Arrimaha Dibadda Suudaan ayaa sheegtay in weerarradaasi ay bartilmaameedsadeen goobo rayid ah iyo xarumo koronto oo ku yaalla dhowr gobol oo dalkaas ah, kuwaas oo sababay khasaare nafeed iyo carqalad ku timid adeegyada muhiimka ah.
- War-saxaafadeed ay soo saartay wasaaraddu ayay ku sheegtay inay hayso dukumeentiyo muujinaya in Ciidamada Taageerada Degdegga ah (RSF) ay adeegsanayaan dhulka Itoobiya si ay uga soo qaadaan weerarro ay ku adeegsanayaan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee qaraxyada sida iyo kuwa gantaallada ku shaqeeya, kuwaas oo lagu beegsanayo xarumaha rayidka iyo kaabayaasha muhiimka ah.
- Dowladda Suudaan ayaa adeegsiga la sheegay ee dhulka Itoobiya ku tilmaantay fal cadowtinimo ah, iyadoo Addis Ababa ku eedeysay inay jebisay Axdiga Qaramada Midoobay.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha sii kordhaya ee u dhexeeya Suudaan iyo Itoobiya, taasoo saameyn ku yeelan karta xasilloonida gobolka Geeska Afrika.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin cadeymaha gaarka ah ee Suudaan haysato si ay u taageerto eedeymaha ka dhanka ah Itoobiya?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Suudaan ayaa Itoobiya ku eedeysay inay ciidanka RSF u oggolaatay inay dhulkeeda ka soo qaadaan weerarro diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ah.
- Khartuum ayaa sheegtay inay cabashooyin ka gudbisay Itoobiya, kuwaas oo ay u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika.
- Wasaaradda Arrimaha Dibadda Suudaan ayaa sheegtay in weerarradaasi ay bartilmaameedsadeen goobo rayid ah iyo xarumo koronto.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
KHARTUUM – Dowlada Suudaan ayaa Itoobiya ku eedeysay inay ciidanka RSF u oggolaatay inay dhulkeeda ka soo qaadaan weerarro diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ah, halka Addis Ababa ay hore u beenisay inay taageerto kooxdaas.
Khartuum ayaa sheegtay inay cabashooyin ka gudbisay Itoobiya, kuwaas oo ay u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika, kaddib weerarro diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ah oo ay sheegtay in laga soo abaabulay gudaha dhulka Itoobiya.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Suudaan ayaa sheegtay in weerarradaasi ay bartilmaameedsadeen goobo rayid ah iyo xarumo koronto oo ku yaalla dhowr gobol oo dalkaas ah, kuwaas oo sababay khasaare nafeed iyo carqalad ku timid adeegyada muhiimka ah.
War-saxaafadeed ay soo saartay wasaaraddu ayay ku sheegtay inay hayso dukumeentiyo muujinaya in Ciidamada Taageerada Degdegga ah (RSF) ay adeegsanayaan dhulka Itoobiya si ay uga soo qaadaan weerarro ay ku adeegsanayaan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee qaraxyada sida iyo kuwa gantaallada ku shaqeeya, kuwaas oo lagu beegsanayo xarumaha rayidka iyo kaabayaasha muhiimka ah.
Dowladda Suudaan ayaa adeegsiga la sheegay ee dhulka Itoobiya ku tilmaantay fal cadowtinimo ah, iyadoo Addis Ababa ku eedeysay inay jebisay Axdiga Qaramada Midoobay. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa ugu baaqday dowladda Itoobiya inay joojiso waxa ay ku tilmaantay falalka cadawtinimada leh. Sidoo kale, waxay bulshada caalamka ugu baaqday inay RSF la xisaabtanto, isla markaana dowladda Itoobiya lagula xisaabtamo waajibaadka ka saaran sharciga caalamiga ah.
Ilaa hadda ma jirin jawaab ka soo baxday dowladda Itoobiya oo ku saabsan eedeymaha cusub ee Suudaan. Cabashooyinka Khartoum ayaa yimid kaddib weerarro diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ah oo lagu qaaday 13 xarumood oo koronto, kuwaas oo ku kala yaalla Khartoum, Al-Jazira, Sennar iyo Al-Qadarif, tan iyo Isniintii toddobaadkii hore.
Suudaan ayaa muddooyinkii u dambeeyay si isdaba joog ah Itoobiya ugu eedeysay inay taageerto kooxda RSF, isla markaana ay u oggolaatay in weerarro diyaaradeed laga soo qaado dhulkeeda. Dhinaca kale, Itoobiya ayaa hore u beenisay eedeymahaas, iyadoo sheegtay inay ixtiraamayso madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Suudaan.
Dagaalka u dhexeeya ciidamada milatariga Suudaan iyo kooxda RSF ayaa billowday bishii Abriil 2023-kii, kaddib markii uu khilaaf xooggan ka dhex qarxay labada dhinac oo ku saabsan qorshaha lagu dhexgelinayay RSF ciidamada qalabka sida ee dalkaas. Dagaalka ayaa sababay dhimashada tobannaan kun oo qof, halka ku dhawaad 13 milyan oo qof ay ku barakaceen gudaha Suudaan iyo dalalka deriska ah, sida ay muujinayaan qiyaasaha Qaramada Midoobay iyo hay’adaha caalamiga ah.
Sidoo kale, colaadda ayaa sii xumeysay xaaladda bani’aadamnimo ee dalka, iyadoo malaayiin qof ay wajahayaan cunto yari, macaluul iyo adeegyo aasaasi ah oo aan ku filnayn. Eedeymaha cusub ee Suudaan u jeedisay Itoobiya ayaa kusoo kordhaya xiisadaha labada dal, kuwaas oo haddii ay sii xoogaystaan saameyn ku yeelan kara amniga iyo xasilloonida gobolka Geeska Afrika.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Suudaan ayaa Itoobiya ku eedeysay inay ciidanka RSF u oggolaatay inay dhulkeeda ka soo qaadaan weerarro diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ah, waxayna cabashooyin u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika.
Qodobada muhiimka ah
- Suudaan ayaa Itoobiya ku eedeysay inay ciidanka RSF u oggolaatay inay dhulkeeda ka soo qaadaan weerarro diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ah.
- Khartuum ayaa sheegtay inay cabashooyin ka gudbisay Itoobiya, kuwaas oo ay u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika.
- Wasaaradda Arrimaha Dibadda Suudaan ayaa sheegtay in weerarradaasi ay bartilmaameedsadeen goobo rayid ah iyo xarumo koronto.
- Dagaalka u dhexeeya ciidamada milatariga Suudaan iyo kooxda RSF ayaa billowday bishii Abriil 2023-kii, kaddib markii uu khilaaf xooggan ka dhex qarxay labada dhinac.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaab ka soo baxday dowladda Itoobiya oo ku saabsan eedeymaha.
- Eedeymaha ku saabsan tirada dhimashada iyo barakaca waxay ku saleysan yihiin qiyaasaha Qaramada Midoobay iyo hay’adaha caalamiga ah.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka soo baxay dowladda Suudaan iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
Gunaanadka akhristaha
Eedeymaha Suudaan ee ka dhanka ah Itoobiya waxay keeni karaan xiisado diblomaasiyadeed oo kordhay iyo suurtagalnimada khilaaf gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin cadeymaha gaarka ah ee Suudaan haysato si ay u taageerto eedeymaha ka dhanka ah Itoobiya?
- Sidee ayey bulshada caalamka uga jawaabi doontaa eedeymaha Suudaan?
- Maxay yihiin saameynta amniga gobolka haddii xiisaddu sii xumaato?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha sii kordhaya ee u dhexeeya Suudaan iyo Itoobiya, taasoo saameyn ku yeelan karta xasilloonida gobolka Geeska Afrika.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · qaramada · gudbisay · itoobiya