Topic
Warkasta is tracking qaramada across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches cambaareeyay, dhaxaysa, and golaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar, ayaa Muqdisho kula kulmay wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo uu hoggaaminayay mas’uulka ku-meel-gaarka ah ee hawlgalka UNTMIS, Raisedon Zenenga.

Dowladda Eritrea ayaa Qaramada Midoobay ka codsatay inay soo farageliso xiisadda sii xoogeysanaysa ee kala dhaxaysa Itoobiya, iyadoo labada dal ay isku eedeynayaan inay hurinayaan dagaal cusub oo ka qarxa gobolka Geeska Afrika. Eritrea ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka dalbatay inuu qaado “tallaabooyin lagu horjoogsanayo xaaladda”, kadib markii ay sheegtay…
Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u cambaareeyay weerarrada loo geysanayo shacabka Suudaan, gaar ahaan duqeymaha diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo weerarrada kale ee lagu beegsanayo goobaha rayidka, isagoo dhinacyada dagaallamaya ugu baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda