Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo booqday Dugsiga Tababarka Saraakiisha Asluubta ee Aljeeriya
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiTaliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa booqday Dugsiga Tababarka Saraakiisha Asluubta ee Aljeeriya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Taliyaha ayaa booqashada waxaa ku weheliyay dhiggiisa, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Asluubta iyo Maamulka Xabsiyada dalka Aljeeriya, Mudane Zerb Saciid, waxaana si diirran u soo dhoweeyay Taliyaha Dugsiga Tababarka.
- Intii ay booqashadu socotay, waxaa Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed loo ballanqaaday in Soomaaliya qeyb laga siin doono dufcadda saraakiisha tababarka loo qaadanayo sannadka 2027, taas oo qeyb ka ah iskaashiga iyo wada-shaqeynta labada hay’adood.
- Booqashadan ayaa qeyb ka ah dadaallada Taliye Maxamed Sheekh Xasan Xaamud uu ku doonayo dib-u-soo nooleynta iyo horumarinta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, tayeynta aqoonta iyo xirfadaha saraakiisha, iyo xoojinta wada-shaqeynta uu la leeyahay talisyada iyo hay’adaha Asluubta ee dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya.
- Sidoo kale, Taliyaha ayaa la guddoonsiiyay shahaado sharaf lagu maamuusay booqashadiisa iyo xiriirka wada-shaqeyneed ee labada dhinac.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tababaro gaar ah oo la siin doono saraakiisha Soomaaliyeed sanadka 2027?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Sidoo kale, Taliyaha ayaa la guddoonsiiyay shahaado sharaf lagu maamuusay booqashadiisa iyo xiriirka wada-shaqeyneed ee labada dhinac.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Aljeeriya – Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Algiers ee caasimadda dalka Aljeeriya, ayaa maanta booqasho ku tagay Dugsiga lagu tababaro saraakiisha iyo kaadirka Hay’adda Asluubta iyo Maamulka Xabsiyada dalka Aljeeriya.
Taliyaha ayaa booqashada waxaa ku weheliyay dhiggiisa, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Asluubta iyo Maamulka Xabsiyada dalka Aljeeriya, Mudane Zerb Saciid, waxaana si diirran u soo dhoweeyay Taliyaha Dugsiga Tababarka. Taliyaha Dugsiga ayaa wafdiga warbixin ka siiyay qeybaha kala duwan ee xarunta, hababka tababarka iyo habraacyada loo maro qaadashada iyo diyaarinta saraakiisha cusub ee ku biiraya Hay’adda Asluubta.
Intii ay booqashadu socotay, waxaa Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed loo ballanqaaday in Soomaaliya qeyb laga siin doono dufcadda saraakiisha tababarka loo qaadanayo sannadka 2027, taas oo qeyb ka ah iskaashiga iyo wada-shaqeynta labada hay’adood. Sidoo kale, Taliyaha ayaa la guddoonsiiyay shahaado sharaf lagu maamuusay booqashadiisa iyo xiriirka wada-shaqeyneed ee labada dhinac.
Booqashadan ayaa qeyb ka ah dadaallada Taliye Maxamed Sheekh Xasan Xaamud uu ku doonayo dib-u-soo nooleynta iyo horumarinta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, tayeynta aqoonta iyo xirfadaha saraakiisha, iyo xoojinta wada-shaqeynta uu la leeyahay talisyada iyo hay’adaha Asluubta ee dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa booqday Dugsiga Tababarka Saraakiisha Asluubta ee Aljeeriya.
Qodobada muhiimka ah
- Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa booqday Dugsiga Tababarka Saraakiisha Asluubta ee Aljeeriya.
- Intii ay booqashadu socotay, waxaa Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed loo ballanqaaday in Soomaaliya qeyb laga siin doono dufcadda saraakiisha tababarka loo qaadanayo sannadka 2027.
- Sidoo kale, Taliyaha ayaa la guddoonsiiyay shahaado sharaf lagu maamuusay booqashadiisa iyo xiriirka wada-shaqeyneed ee labada dhinac.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku lug leh.
- Eedeymaha ku saabsan barnaamijyada tababarka mustaqbalka waxay ku saleysan yihiin hadallada lagu sheegay booqashada.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan ballanqaadyada la sameeyay intii lagu jiray booqashada ma jiraan.
Gunaanadka akhristaha
Booqashadan waxay muujinaysaa iskaashiga socda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Aljeeriya ee tababarka saraakiisha asluubta.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tababaro gaar ah oo la siin doono saraakiisha Soomaaliyeed sanadka 2027?
- Sidee loo hirgelin doonaa iskaashiga labada hay'adood?
- Maxay yihiin natiijooyinka la filayo ee tababarkan loogu talagalay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · asluubta · dugsiga · saraakiisha