Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Taliyaha Ciidanka dhulka Soomaaliya oo Gaaray deegaanka Teedaan Dagmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.
Arbaco 19 Aug 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka dhulka Xogga dalka Soomaaliyeed Sareeye guuto Sahal Cabdulahi Cumar Gen Khaalid ayaa Shalay galab gaaray Aaga deegaanka Teedaan Dagmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Gen Khaalid oo ah taliyaha ciidamada lugta Soomaaliya ayaa Ciidanka gaarsiiyay Fariimo uu ka siday Madaxda sare ee dalka kuwaas oo ku aadan dardargelinta howlgalada […] The post Taliyaha C
Taliyaha Ciidanka dhulka Soomaaliya Sareeye guuto Sahal Cabdulahi Cumar Gen Khaalid ayaa gaaray deegaanka Teedaan ee Dagmada Maxaas.
Maxaa la shaaciyey
- Gen Khaalid ayaa Ciidanka gaarsiiyay fariimo ku aadan dardargelinta howlgalada militari ee ka socda Hiiraan.
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa halkaan gaysay Ciidan xoogan si ay uga hortagto kooxda Al shabaab.
- Al shabaab ayaa qabsaday deegaanka Teedaan, waxaana Ciidanku dib uga soo gurteen.
Macnaha guud
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u dirtay ciidamo dheeraad ah deegaanka Teedaan kadib markii Al shabaab ay qabsadeen.
“Ciidanka gaarsiiyay Fariimo uu ka siday Madaxda sare ee dalka.”
Sababta ay muhiim u tahay: Waa muhiim in akhristayaasha Soomaaliyeed ay ogaadaan xaaladda amni ee gobolka Hiiraan iyo tallaabooyinka dowladda.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Arbaco 19 Aug 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka dhulka Xogga dalka Soomaaliyeed Sareeye guuto Sahal Cabdulahi Cumar Gen Khaalid ayaa Shalay galab gaaray Aaga deegaanka Teedaan Dagmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.
Gen Khaalid oo ah taliyaha ciidamada lugta Soomaaliya ayaa Ciidanka gaarsiiyay Fariimo uu ka siday Madaxda sare ee dalka kuwaas oo ku aadan dardargelinta howlgalada militari ee ka socda Hiiraan.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan halkaan gaysay Ciidan xoogan kadib markii kooxda Al shabaab ay qabsatay deegaanka Teedaan oo la sheegay in Ciidanku Xeelad Melletari ay dib uga soo gurteen.
The post Taliyaha Ciidanka dhulka Soomaaliya oo Gaaray deegaanka Teedaan Dagmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. appeared first on HMC Somalia News .
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.