Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Somali National TVgeneral

TALIYAHA CIIDANKA XDS OO SHIR GUDDOOMIYAY SHIRKA SUBAXLAHA EE TALISKA GUUD EE CIIDANKA

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka XDS, kaas oo looga hadlay dardargelinta howlgallada socda, horumarinta iyo dib-u-habeynta Ciidanka XDS, iyo u diyaar-garowga la wareegidda mas’uuliyadda amniga qaranka ee lagala wareegayo Ciidamada Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soom

SO
TALIYAHA CIIDANKA XDS OO SHIR GUDDOOMIYAY SHIRKA SUBAXLAHA EE TALISKA GUUD EE CIIDANKA
Sawir / xog muuqaal ah · Somali National TV

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka XDS.

Maxaa la shaaciyey

  1. Shirka ayaa looga hadlay dardargelinta howlgallada socda iyo horumarinta Ciidanka XDS.
  2. Xaaladda amni ee dalka ayaa shirka diiradda lagu saaray.
  3. Taliyaha ayaa saraakiisha ku dardaarmay inay xoojiyaan dadaallada lagu hormarinayo howlaha mudnaanta u leh Ciidanka XDS.

Macnaha guud

Shirkan ayaa yimid iyadoo la qorsheynayo la wareegidda mas’uuliyadda amniga qaranka ee Ciidamada Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya.

Ugu dambeyn, Taliyaha Ciidanka XDS ayaa saraakiisha kula dardaarmay inay sii xoojiyaan dadaallada lagu hormarinayo howlaha mudnaanta u leh Ciidanka XDS.

S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud
Taliska Guud ee Ciidanka XDS
2026-06-14

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay ka warqabi doonaan qorshayaasha amniga iyo horumarinta Ciidanka XDS.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Somali National TV

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka XDS, kaas oo looga hadlay dardargelinta howlgallada socda, horumarinta iyo dib-u-habeynta Ciidanka XDS, iyo u diyaar-garowga la wareegidda mas’uuliyadda amniga qaranka ee lagala wareegayo Ciidamada Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM).

Shirka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda amni ee guud ahaan dalka, u diyaar-garowga munaasabadaha maalmaha xorriyadda, xoojinta howlgallada socda, iyo kor u qaadista heerka diyaar-garowga Ciidanka XDS si ay u gutaan waajibaadkooda qaran. Saraakiisha kala duwan ayaa warbixino ka bixiyay howlaha socda iyo qorshayaasha lagu horumarinayo awoodaha iyo waxqabadka Ciidanka XDS, iyadoo si gaar ah loo adkeeyay muhiimadda iskaashiga, wada-shaqeynta, iyo isku-duwidda dadaallada lagu xaqiijinayo amniga Caasimadda Muqdisho.

Ugu dambeyn, Taliyaha Ciidanka XDS ayaa saraakiisha kula dardaarmay inay sii xoojiyaan dadaallada lagu hormarinayo howlaha mudnaanta u leh Ciidanka XDS.

Screenshot

Isha: Somali National TV. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Somali National TV
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneraltaliyahasubaxlahaguddoomiyay
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.