Topic
Warkasta is tracking taliyaha across 8 reports from 6 sources. Recent coverage touches ciidanka, dalka, and xoogga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Baydhabo: Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guud Saalax Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, oo ah xarunta…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan ee magaalada Muqdisho, oo hore loogu yaqaanay Isbitaalka Digfeer, halkaas oo lagu daweynayo qaar ka mid ah askarta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay howlaha amniga.

Baardheere – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, ayaa kormeer ku tagay buundada magaalada, halkaas oo uu ka muuqdo burbur xooggan. Taliyaha iyo saraakiisha kormeerka ku wehlinaysay ayaa sidoo kale u kuurgalay xaaladda guud ee webiga mara magaalada Baardheere, […]

Axad 6, Sep 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor ee magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kula hadlay saraakiisha iyo ciidanka Guutada 21-aad, Taliyuhu wuxuu ciidanka kula dardaarmay inay si hufan u gutaan waajibaadkooda qaran, ilaashadaan anshaxa iyo […] The
MUQDISHO (Goobjoog News) — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor ee magaalada Muqdisho, halkaas…

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gaaray Ankara, halkaas oo uu kulamo kula yeelan doono saraakiil iyo mas'uuliyiin Turkish ah oo looga hadlayo xoojinta iskaashiga difaaca, The post Taliyaha Ciidanka XDS oo gaaray Turkiga si loo xoojiyo iskaashiga milateri first appeared on Radio Dalsan .

Hogaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ay si wadajir ah u hoggaaminayeen Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo Taliyaha TURKSOM Brigadier General Mehmet Yasin Kalın, kuwaas oo maanta soo gaaray magaalada Baydhabo. Kulanka [̷

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Taliska Ciidamada Mareykanka ee qaaradda… Sii akhri