Topic
Warkasta is tracking guddoomiyay across 7 reports from 3 sources. Recent coverage touches shirka, afrika, and agaasimayaasha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Ilyaas Sheekh Cumar, ayaa maanta guddoomiyay shirka billaha ah ee Agaasimayaasha Waaxyaha iyo La-taliyayaasha Wasaaradda. Shirka waxaa ka qeyb galay Xoghayaha Joogtada ah, Agaasimaha Guud ee Arrimaha Cadaaladda, Agaasimayaasha Waaxyaha iyo La-taliyayaasha Wasaaradda, waxaana diiradda lagu saaray qii

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa guddoomiyay shirka Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaas oo diiradda lagu saaray dardargelinta nadaafadda iyo bilicda caasimadda, xoojinta wada-shaqeynta degmooyinka iyo qorshe-hawleedka lixda bilood ee soo socota. Shirka ayaa lagu go’aamiyay in mudnaanta la siiyo kor u qaadista

Qaahira – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Ururka Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka caadiga ah ee Kooxda Danjirayaasha Dalalka Afrika ee fadhigoodu yahay magaalada Qaahira. Shirka oo ay ka qaybgaleen danjireyaal iyo wakiillo ka socday dalal badan oo Afrikaan ah […]

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku guddoomiyay shir uu la yeesheen wasaaradda waxbarashada & tacsliinta sare,… Sii akhri

MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka XDS, kaas oo looga hadlay arrimo muhiim ah oo la xiriira dardargelinta howlgalada, horumarinta iyo dib-u-habeynta Ciidanka XDS iyo u diyaargarowga la wareegidda masuuliyadda amniga qaranka ee lagala wareegayo Ciidamada Taageerad

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka XDS, kaas oo looga hadlay dardargelinta howlgallada socda, horumarinta iyo dib-u-habeynta Ciidanka XDS, iyo u diyaar-garowga la wareegidda mas’uuliyadda amniga qaranka ee lagala wareegayo Ciidamada Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soom

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyay shir amni oo lagu falanqeeyay xoojinta amniga guud ee deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan magaalada Baydhabo. Shirka oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Amniga iyo saraakiisha ciidamada kala duwan, ayaa lagu soo bandhigay warbixino ku saabsan xaaladda amniga iyo qorshayaasha lagu adkeynayo nabadgelyada. Shir