Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Somali National TVgeneral

Taliyaha CXD oo kormeeray Xerada Ciidanka DANAB ee Galmudug

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka S/Guuto Ibrahim Maxamed ayaa Kormeer shaqo ku tegay Xerada Ciidamada Kumaan Dooska sida gaarka ah u tababaran Danab ee Dhuusamareeb taa oo dhismaheedu gebo-gebo marayo. Taliyaha, waxaa xerada ku so dhaweeyay Saraakiil uu horkacayo Taliyaha ururka 163’aad Guutada 16’aad ee kumaandooska Danab G/le Maxamed Bashiir Shiikh Caligood Barqadle, isaga oo warbixin […]

SO
Taliyaha CXD oo kormeeray Xerada Ciidanka DANAB ee Galmudug
Sawir / xog muuqaal ah · Somali National TV

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka S/Guuto Ibrahim Maxamed ayaa kormeer ku tegay xerada Ciidamada Kumaan Dooska Danab ee Dhuusamareeb oo dhismaheedu gebogebo marayo.

Maxaa la shaaciyey

  1. Taliyaha waxaa xerada ku soo dhaweeyay Saraakiil uu horkacayo Taliyaha ururka 163’aad Guutada 16’aad ee kumaandooska Danab G/le Maxamed Bashiir Shiikh Caligood Barqadle.
  2. Gen Ibrahim Maxamed Maxamuud ayaa la hadlay cutubyo ka tirsan ururka 163-aad ee guutada 16-aad Kumaandooska Danab, isagoo ku dhiirrigeliyay inay sii xoojiyaan waajibaadka qaran.
  3. Dhismaha xeradan cusub ayaa muhiim u ah tayeynta ciidamada Danab iyo kor u qaadidda awoodda howlgalada ciidamada qalabka sida.

Dhismaha xeradan cusub ayaa muhiim u ah tayeynta ciidamada Danab.

S/Guuto Ibrahim Maxamed, G/le Maxamed Bashiir Shiikh Caligood Barqadle
Dhuusamareeb
2026-05-18

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay ka warqabaan horumarka ciidamada iyo dadaallada lagu xoojinayo amniga dalka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Somali National TV

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka S/Guuto Ibrahim Maxamed ayaa Kormeer shaqo ku tegay Xerada Ciidamada Kumaan Dooska sida gaarka ah u tababaran Danab ee Dhuusamareeb taa oo dhismaheedu gebo-gebo marayo.

Taliyaha, waxaa xerada ku so dhaweeyay Saraakiil uu horkacayo Taliyaha ururka 163’aad Guutada 16’aad ee kumaandooska Danab G/le Maxamed Bashiir Shiikh Caligood Barqadle, isaga oo warbixin ka dhageystay Saraakiisha Ciidamada heerka uu marayo dhismaha Xerada iyo howlaha socdo.

Dhinaca kale, Gen Ibrahim Maxamed Maxamuud, ayaa la hadlay cutubyo ka tirsan ururka 163-aad ee guutada 16-aad Kumaandooska Danab, isagoo ku dhiirrigeliyay inay sii xoojiyaan waajibaadka qaran ee ay u hayaan shacabka Soomaaliyeed iyo dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta, waxa uu kaga mahad mahadceliyay naf hurnimada iyo dhiiranaanta ey mar waliba muujiyaan sida ey kaga foojigan yihiin dhagaraha Cadowga

Ugu dambeyn, Taliyaha ayaa xusay in dhismaha xeradan cusub uu muhiim u yahay tayeynta ciidamada Danab iyo kor u qaadidda awoodda howlgalada ciidamada qalabka sida waxa uuna tilmaamay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka go’an tahay garab istaagga iyo tayeynta ciidamada Xoogga Dalka

Isha: Somali National TV. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Somali National TV
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneraltaliyahaxeradadanab
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.