Topic
Warkasta is tracking danab across 7 reports from 4 sources. Recent coverage touches security, ciidamada, and culus, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Leego, Soomaaliya – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad iyo Cutubka Gaarka ah ee Gawaarida Gaashaaman, ayaa howlgal bur-burin ah ka sameeyey deegaanka Leego ee Gobolka Baay. Howlgalka ayaa lagu fashiliyey qorshe ay Al-Shabaab doonayeen in ay miinooyin ku aasaan waddooyinka ay isticmaalaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan waddooyinka isk

Leego (Caasimada Online) – Faah-faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo maanta ciidamada kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka, gaar ahaan ururka 161-aad, ay ka sameeeyeen deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lagu beegsaday kooxda Al-Shabaab. Ciidamada ayaa fashiliyey qorshe ay Khawaarijtu doonayeen in ay miinooyin ku aasaan waddooyinka ay isticmaalaan shaca

Kismaayo (Caasimada Online) – Ciidamada Kumaandooska Danab ee Guutada 16-aad iyo kuwa Jubaland ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Howl-galka waxaa si gaar ah looga fuliyay deegaannada Lagta Welmaarow iyo Lagta Qunbi, halkaas oo ciidamada ay ka sameeyeen how-lgallo lagu xaqiijinayo amniga iyo ka […] The post Ciidanka D

Kismaayo (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada kumaandooska Danab ay ka sameeyeen aagga degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose, kaas oo lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab. Ciidamada Danab oo kaashanaya saaxibada caalamiga ah ayaa duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ku weeraray shabakad ka
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa howlgal qorshaysan oo ay 4-tii Sebtembar 2026 ka fuliyeen deegaanka Buula-Fulaay ee Gobolka Bay ku dilay 14 xubnood oo ka tirsanaa…

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka ayaa maanta howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Buula Fulaay ee Gobolka Baay, halkaas oo ay ku dileen 14 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta, sida lagu sheegay war kasoo baxay taliska ciidamada Xoogga Dalka. Howlgalka ayaa lagu beegsaday fariisimo ay kooxda si qarsoodi ah uga sameysatay […] The post Ciidamada Da

Sept 05 (Jowhar)- Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay ee Gobolka Baay ku dilay 14 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta, iyadoo ciidanku ay dul tageen qaar ka mid ah meydadkooda. Ciidanka oo beegsaday fariisimo ay si qarsoodi ah uga sameysteen deegaanka ayaa […]