Turkiga oo Soomaaliya u soo diraya laba markab dagaal oo sida…
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiTurkiga ayaa Soomaaliya u diraya laba markab dagaal oo sida sahay iyo qalab milatari, waxaana la filayaa inay ambabaxaan 30-ka Oktoobar.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Waxa xigaMaraakiibta oo kala ah TCG Gökçeada iyo TCG Yıldırım ayaa la filayaa inay Soomaaliya u ambabaxaan 30-ka Oktoobar, hase yeeshee wasaaraddu ma aysan shaacin faahfaahinta howlgalka iyo cidda loogu talagalay agabka ay sidaan.
- Warbixinta wasaaradda laguma caddeyn in sahayda iyo qalabka milatari loo wado ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo in loogu talagalay ciidamada Turkiga ee dalka ku sugan, taasoo ka dhigeysa ujeeddada safarka mid aan si rasmi ah loo faahfaahin.
- Dhanka kale, Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga ayaa xaqiijisay in iskaashiga milatari ee labada dal uu sii socon doono, gaar ahaan dhinacyada difaaca, tababarka ciidamada iyo amniga, iyadoo mudnaan la siinayo xoojinta awoodda ciidamada Soomaaliya.
- Iskaashiga Ankara iyo Muqdisho ayaa qayb ka ah dadaallada lagu tayeynayo ciidamada Soomaaliyeed, si ay awood dheeraad ah ugu yeeshaan sugidda amniga dalka iyo la tacaalidda caqabadaha amni ee weli ka jira Soomaaliya.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin sahayda iyo qalabka milatari ee la dirayo?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Turkiga ayaa Soomaaliya u diraya laba markab dagaal oo sida sahay iyo qalab milatari.
- Maraakiibta oo kala ah TCG Gökçeada iyo TCG Yıldırım ayaa la filayaa inay Soomaaliya u ambabaxaan 30-ka Oktoobar.
- Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga ma aysan shaacin faahfaahinta howlgalka iyo cidda loogu talagalay agabka ay sidaan.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Ankara (Caasimada Online) – Laba markab dagaal oo Turkigu leeyahay ayaa dhammaadka bishan ku wajahan Soomaaliya, iyagoo sida sahay iyo qalab milatari, sida lagu shaaciyay warbixin ay soo saartay Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga.
Maraakiibta oo kala ah TCG Gökçeada iyo TCG Yıldırım ayaa la filayaa inay Soomaaliya u ambabaxaan 30-ka Oktoobar, hase yeeshee wasaaraddu ma aysan shaacin faahfaahinta howlgalka iyo cidda loogu talagalay agabka ay sidaan.
Warbixinta wasaaradda laguma caddeyn in sahayda iyo qalabka milatari loo wado ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo in loogu talagalay ciidamada Turkiga ee dalka ku sugan, taasoo ka dhigeysa ujeeddada safarka mid aan si rasmi ah loo faahfaahin.
Dhanka kale, Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga ayaa xaqiijisay in iskaashiga milatari ee labada dal uu sii socon doono, gaar ahaan dhinacyada difaaca, tababarka ciidamada iyo amniga, iyadoo mudnaan la siinayo xoojinta awoodda ciidamada Soomaaliya.
Iskaashiga Ankara iyo Muqdisho ayaa qayb ka ah dadaallada lagu tayeynayo ciidamada Soomaaliyeed, si ay awood dheeraad ah ugu yeeshaan sugidda amniga dalka iyo la tacaalidda caqabadaha amni ee weli ka jira Soomaaliya.
Sidoo kale, Turkiga ayaa Soomaaliya kala shaqeeya arrimaha difaaca iyo amniga badda, iyadoo taageerada uu bixiyo ay qayb ka tahay xiriirka istaraatiijiyadeed ee labada dal iyo dadaallada lagu horumarinayo awoodda hay’adaha amniga Soomaaliya.
Dhaqdhaqaaqan ayaa imanaya xilli xiriirka milatari ee Soomaaliya iyo Turkiga uu sii xoogeysanayo, iyadoo labada dowladood ay iska kaashanayaan tababarka ciidamada, tayeynta awooddooda iyo sugidda amniga.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Turkiga ayaa Soomaaliya u diraya laba markab dagaal oo sida sahay iyo qalab milatari, waxaana la filayaa inay ambabaxaan 30-ka Oktoobar.
Qodobada muhiimka ah
- Turkiga ayaa Soomaaliya u diraya laba markab dagaal oo sida sahay iyo qalab milatari.
- Maraakiibta oo kala ah TCG Gökçeada iyo TCG Yıldırım ayaa la filayaa inay Soomaaliya u ambabaxaan 30-ka Oktoobar.
- Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga ma aysan shaacin faahfaahinta howlgalka iyo cidda loogu talagalay agabka ay sidaan.
- Turkiga iyo Soomaaliya ayaa sii wadi doona iskaashiga milatari, gaar ahaan dhinacyada difaaca, tababarka ciidamada iyo amniga.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan howlgalka ama cidda loogu talagalay agabka ay sidaan.
- Eedeymaha waxay ku saleysan yihiin bayaanka Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga.
- Lama helin jawaab ka timid Soomaaliya oo ku saabsan iskaashiga milatari.
Gunaanadka akhristaha
Taageerada milatari ee Turkiga ee Soomaaliya ayaa sii kordheysa iyadoo iskaashiga labada dal uu sii socdo.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin sahayda iyo qalabka milatari ee la dirayo?
- Yaa ah cidda loogu talagalay agabka?
- Maxay yihiin saameynta iskaashigan milatari ee amniga Soomaaliya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · markab · soomaaliya · dagaal