Topic
Warkasta is tracking markab across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches burcadbadeed, diplomacy, and soomaali, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Isniin 24 Aug 2026 {HMC} Xuutiyiinta Yemen ayaa maanta sheegay inay gantaal ballistic ah ku weerareen markab shidaal oo Sacuudiga leeyahay oo lagu magacaabo Amzan, xilli uu marayay meel u dhow magaalada Yanbu ee xeebta galbeed ee Sacuudiga. Waxay sheegeen in markabka uu dab qabsaday. Waxay sidoo kale sheegeen inay weerareen kolonyo iyo fariisimo ciidan […] The post Xuutiyiinta Yemen oo ganta

Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in koox burcadbadeed Soomaali ah ay maanta oo jimce ah qabsadeen markab shidaal oo marayay… Sii akhri

Kooxo burcadbadeed ah ayaa labo markab oo ganacsi ku weeraray marin-biyoodka Gacanka Cadmeed iyo xeebaha Bari ee Puntland, kuwaas oo… Sii akhri