WAR DEG DEG AH: Ciidamada Soomaaliya iyo Turkiga oo soo Furtay Markabka MV Latuf.
Waxa dhacay
20 ilbiriqsiSabti, 29, August 2026 {HMC} Ciidanka Badda Turkiga oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo burcad-badeeddu 17-kii Agoosto 2026 ka afduubteen aagga xeebta Jifle ee degmada Eyl, gobolka Nugaal.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Ciidamada ayaa wareegay Markabka kaas oo hadda u socdaalaya si nabad ah.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn

Qodobbada warbixinta
Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahQoraalka asalka ah
Sabti, 29, August 2026 {HMC} Ciidanka Badda Turkiga oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo burcad-badeeddu 17-kii Agoosto 2026 ka afduubteen aagga xeebta Jifle ee degmada Eyl, gobolka Nugaal. Ciidamada ayaa wareegay Markabka kaas oo hadda u socdaalaya si nabad ah.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA
The post WAR DEG DEG AH: Ciidamada Soomaaliya iyo Turkiga oo soo Furtay Markabka MV Latuf. appeared first on HMC Somalia News .
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · diplomacy · diplomacy · ciidamada · war