Topic
Warkasta is tracking ciidamada across 10 reports from 7 sources. Recent coverage touches diplomacy, puntland, and baydhabo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka ayaa maanta howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Buula Fulaay ee Gobolka Baay, halkaas oo ay ku dileen 14 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta, sida lagu sheegay war kasoo baxay taliska ciidamada Xoogga Dalka. Howlgalka ayaa lagu beegsaday fariisimo ay kooxda si qarsoodi ah uga sameysatay […] The post Ciidamada Da
Warbixin cusub oo ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa magaalada Boosaaso ku xustay inay ka mid ahayd marinnada ay adeegsadeen shabakado caalami ah oo lagu taageerayay Ciidamada Gurmadka Degdegga ah…

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa intii u dhexeysay bilihii May iyo August 2026 qaaday howlgallo culus oo dhulka iyo cirka ah oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo lagu dilay in ka badan 450 xubnood oo kooxda ka tirsanaa, oo ay ku jiraan saraakiil sare iyo hoggaamiyeyaal muddo dheer ka tirsanaa […] The post Ciidamada DF Soomaaliya oo dilay 450 Al-Shabaab a
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegtay inay si adag u bogaadinayso Ciidamada Qalabka Sida iyo shacabka magaalada Baydhabo, kaddib weerar ay magaalada ku soo qaadeen ciidamo taageersan Madaxweynihii hore ee…

BAYDHABO, Soomaaliya — Dagaal culus ayaa saacadihii la soo dhaafay ka socday magaalada Baydhabo, iyadoo ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ay weerar ku qaadeen fariisimo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya. Wararka laga helayo magaalada ayaa sheegaya in ciidamada Laftagareen ay gudaha u galeen qaybo ka mid

Sabti, 29, August 2026 {HMC} Maamulka Donald Trump ayaa isku diyaarinayo inuu joojiyo gargaarka milatari ee uu siiyo ciidamada Peshmerga, oo ah saaxibkooda ugu weyn Bariga Dhexe isla markaana gacan ka geysanayay sidii loo jabin lahaa Dawladda Islaamiga ah (IS). Sdia ay BBcda u sheegeen afar ilo wareed oo ku dhow arrintan. Wasaaradda Difaaca Mareykanka ayaa […] The post Mareykanka oo ciidamad

Sabti, 29, August 2026 {HMC} Ciidanka Badda Turkiga oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo burcad-badeeddu 17-kii Agoosto 2026 ka afduubteen aagga xeebta Jifle ee degmada Eyl, gobolka Nugaal. Ciidamada ayaa wareegay Markabka kaas oo hadda u socdaalaya si nabad ah. HOOS KA DAAWO MUQAALKA The post WAR DEG DEG AH: Ciidamada Soomaaliya iyo Tu

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay. The post Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay first appeared on Radio Dalsan .

Ciidamada Puntland ayaa ku baaqay in ay degdeg isugu soo dhiibaan ciidamada weli ku sugan deegaannadeeda ee sheegta in ay… Sii akhri

Xukuumadda Puntland ayaa markii ugu horreysey sheegtay in qorshah ciidamada federaalka ee laga qorayo deegaannadeeda uu…