Wararkii ugu dambeeyey ee xiisad ka taagan Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Xaalad aad u cakiran ayaa ka jirta gudaha Galmudug, iyadoo dadka ku dhaqan magaalada Dhuusamareeb ay hadal hayaan suurta-galnimada in dagaal ka dhaco magaaladaas. Dhuusamareeb iyo qaybo ka mid ah gobollada Galgaduud iyo Mudug waxaa ka socda dhaqdhaqaaq ciidan oo la xiriira xaaladda amni ee magaaladaas. Wararka ayaa sheegaya in Dowladda […] The post War

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Xaalad aad u cakiran ayaa ka jirta gudaha Galmudug, iyadoo dadka ku dhaqan magaalada Dhuusamareeb ay hadal hayaan suurta-galnimada in dagaal ka dhaco magaaladaas.
Dhuusamareeb iyo qaybo ka mid ah gobollada Galgaduud iyo Mudug waxaa ka socda dhaqdhaqaaq ciidan oo la xiriira xaaladda amni ee magaaladaas.
Wararka ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka ay riixeyso in ciidamadeedu la wareegaan gacan ku haynta xarunta dowlad-goboleedka Galmudug, halka ciidamada taageersan Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ay wadaan abaabul ay uga hortagayaan in maamulka laga fara-maroojiyo Dhuusamareeb.
Ciidamo isugu jira Daraawiishta Galmudug iyo maleeshiyaad qaab beeleed u abaabulan, lana safan Madaxweyne Qoorqoor, ayaa u diyaarsan inay difaacaan hoggaamiyaha Galmudug iyo magaalada, haddii madaxda Dowladda Federaalka ay amar ku bixiyaan in la qabto Dhuusamareeb.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan