Madaxa WHO oo booqday deegaanka cudurka Ebola ka dillaacay ee bariga DR Congo
Tedros Adhanom Ghebreyesus madaxa Hay'adda Caafimaadka Adduunka ayaa sheegay inuu doonayo inuu kala hadlo bulshada deegaanka ee gobolka Ituri jawaabta laga bixinayo cudurkan.

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Tedros Adhanom Ghebreyesus madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ayaa sheegay inuu doonayo inuu kala hadlo bulshada deegaanka ee gobolka Ituri jawaabta laga bixinayo cudurkan.
DR Congo waxay diiwaan gelisay in ka badan 1,000 kiis tan iyo bartamihii bishii Maajo.
Wuxuu u safray Ituri ka dib markii uu kula kulmay mas’uuliyiinta Congo ee caasimadda dalka, Kinshasa.
Marka laga soo tago Ituri, kiisaska Ebola ayaa sidoo kale laga helay gobollada bari ee Waqooyiga Kivu iyo Koonfurta Kivu, iyo sidoo kale Uganda oo deriska la ah.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Horseed Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan