Wasiir Ayuub oo ka qeyb galay Madasha Caalamiga ah ee Magaalooyinka Adduunka en Baku
May 17(Jowhar)Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya ayaa ka qayb galaysa Madasha Caalamiga ah ee Magaalooyinka Adduunka ee 13-aad oo ka socota magaalada Baku, caasimadda dalka Azerbaijan. Madashan caalamiga ah oo ay soo qabanqaabisay Barnaamijka Qaramada Midoobay ee Deegaameynta Aadanaha ayaa waxaa ka qeyb galaya dowlado, hay’addo caalami ah, bangiyo horumarineed iyo bah-

Wasiirka Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya Ayub Ismail Yusuf ayaa ka qayb galay Madasha Caalamiga ah ee Magaalooyinka Adduunka oo ka socota Baku.
Maxaa la shaaciyey
- Soomaaliya ayaa guddoomisay kulan heer caalami ah oo lagu qabtay cinwaanka: 'Dib-u-habeynta Nidaamka Guriyeynta iyo Horumarinta Magaalooyinka ee Soomaaliya.'
- Wasiirka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay waddo qorshe lagu dhisayo nidaam mideysan oo isku xiraya guriyeynta, maamulka dhulka, la-qabsiga isbeddelka cimilada iyo horumarinta dhaqaalaha deegaanka.
- Wasaaradda ayaa diyaarisay daraasado iyo qorshayaal cusub oo lagu horumarinayo nidaamka guriyeynta iyo maamulka dhulka ee dalka.
“Dib-u-habeynta Nidaamka Guriyeynta iyo Horumarinta Magaalooyinka ee Soomaaliya: Ka guuridda kala-daadsanaanta loona gudbayo nidaam dhisan.”
Sababta ay muhiim u tahay: Waa muhiim in akhristayaasha Soomaaliyeed ay ogaadaan dadaallada dowladda ee ku aaddan horumarinta magaalooyinka iyo guriyeynta, si loo xoojiyo xasilloonida iyo horumarka waara.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
May 17(Jowhar)Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya ayaa ka qayb galaysa Madasha Caalamiga ah ee Magaalooyinka Adduunka ee 13-aad oo ka socota magaalada Baku, caasimadda dalka Azerbaijan.
Madashan caalamiga ah oo ay soo qabanqaabisay Barnaamijka Qaramada Midoobay ee Deegaameynta Aadanaha ayaa waxaa ka qeyb galaya dowlado, hay’addo caalami ah, bangiyo horumarineed iyo bah-wadaagyo kala duwan oo ka shaqeeya arrimaha magaalooyinka, guriyeynta iyo horumarinta bulshada.
Intii uu socday shirka, Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah guddoomisay kulan heer caalami ah oo lagu qabtay cinwaanka:
“Dib-u-habeynta Nidaamka Guriyeynta iyo Horumarinta Magaalooyinka ee Soomaaliya: Ka guuridda kala-daadsanaanta loona gudbayo nidaam dhisan.”
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.