Topic
magaalooyinka
2 stories
Dawladda Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka 13aad ee Madasha Magaalooyinka Adduunka.
Wasiirka Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryeynta ee Soomaaliya, Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa sheegay in dawladdu ay baadi-goobayso istiraatiijiyad ballaaran oo ku aaddan horumarinta magaalooyinka, taasi oo ay ujeeddadeedu tahay xoojinta guryeynta, kaabayaasha dhaqaalaha iyo u-gogol-xaarista adkeysiga isbeddelka cimilada, xilli dalku uu ka soo kabanayo colaado sanado jirsaday iyo saameynta isbedde

Wasiir Ayuub oo ka qeyb galay Madasha Caalamiga ah ee Magaalooyinka Adduunka en Baku
May 17(Jowhar)Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya ayaa ka qayb galaysa Madasha Caalamiga ah ee Magaalooyinka Adduunka ee 13-aad oo ka socota magaalada Baku, caasimadda dalka Azerbaijan. Madashan caalamiga ah oo ay soo qabanqaabisay Barnaamijka Qaramada Midoobay ee Deegaameynta Aadanaha ayaa waxaa ka qeyb galaya dowlado, hay’addo caalami ah, bangiyo horumarineed iyo bah-