Topic
Warkasta is tracking madasha across 5 reports from 2 sources. Recent coverage touches soomaaliya, economy, and ganacsatada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay Madasha Toddobaadka Kalluumeysiga Qaranka Soomaaliya 2026, halkaas oo uu ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay inay maalgashadaan khayraadka badda, kalluumeysiga, xoolaha iyo beeraha dalka. Wasiirka ayaa fursa

Nairobi, Kenya – Madasha Caalamiga ah ee Ganacsatada Soomaaliyeed, oo loo soo gaabiyo GSEF2026, ayaa markii saddexaad lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo ay ka qaybgaleen ganacsato, maalgashadayaal, hoggaamiyeyaal iyo daneeyayaal ka shaqeeya horumarinta ganacsiga iyo maalgashiga. Madasha ayaa diiradda lagu saaray fursadaha hal-abuurka ganacsi, xoojinta iskaashiga dhaqaale ee dalal

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeybgalay munaasabadda xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub (EU-Somalia Business Forum 2026), oo muddo laba maalmood ah ka socotay magaalada Muqdisho. Madasha waxaa isugu yimid bah-wadaagta horumarinta, hay’adaha maaliyadeed iyo ganacsatada gaarka loo leeyahay ee ka shaqeeya Sooma
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub, oo looga hadlayo xoojinta xiriirka ganacsi iyo maalgashi ee Soomaaliya iyo dalalka Midowga Yurub.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee dalka Masar, halkaas oo uu kaga qaybgalayo Madasha Al-Calamayn Afrika. Madasha ayaa diiradda lagu…