Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Wasiir Juxaa oo Madaxweyne Deni ugu baaqay inuu qabto kulamo wadatashi ah.
Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid (Juxaa), ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Puntland, Siciid…
Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid (Juxaa), ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, inuu xoojiyo talo-wadaagga bulshada Puntland.
Maxaa la shaaciyey
- Wasiir Juxaa ayaa sheegay in xukuumaddu ay waqtigii ay kulmin lahayd bulshada Puntland.
- Juxaa wuxuu ku baaqay in Madaxweyne Deni uu talo iyo wadatashi la yeesho reer Puntland.
- Hadalkani wuxuu ku soo beegmay xilli ay Puntland ka taagan yihiin dooddo iyo xaalado siyaasadeed.
Macnaha guud
Xaaladaha siyaasadeed ee Puntland iyo doodaha la xiriira ciidamada dowladda federalka ah.
““Madaxweyne Deni-yow, talo way kaa baahday ee talo iyo wadatashi geli reer Puntland.””
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay fahmaan baahida loo qabo wada-tashiga bulshada iyo xukuumadda.

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid (Juxaa), ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Puntland, Siciid…
Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid (Juxaa), ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, inuu xoojiyo talo-wadaagga iyo wadatashiga uu la yeesho qaybaha kala duwan ee bulshooyinka Puntland.
Qoraal uu ku baahiyay bartiisa Facebook ayuu Wasiir hore Juxaa ku sheegay in la joogo xilligii ay xukuumaddu kulmin lahayd bulshada Puntland, si hanaan midaysan loogu wajaho marxaladaha siyaasadeed ee Somalia iyo midnimada Puntland.
“Madaxweyne Deni-yow, talo way kaa baahday ee talo iyo wadatashi geli reer Puntland, Reer Puntland-now, Deni keli ah haku hallaynina dalka ee is-difaaca oo ilaashada dawladnimadiinna iyo wadajirkiinna. Maleeshiyaad shaah iyo shaxaad loo diro yaan laydinku dumin”, Ayuu yiri Wasiir hore Juxaa.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Horseed Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.