Topic
Warkasta is tracking baaqay across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches deni, casilo, and inuu, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ugu baaqay inuu xilka iska casilo, isaga oo sheegay in dalka uu wajahayo xaalad u baahan in la badbaadiyo, isla markaana loo baahan yahay wadatashi siyaasadeed oo loo dhan yahay. Deni oo hadal kooban ka jeediyay Telefishinka Puntland (PL TV) ayaa…

Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullahi Deni ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud inuu is-casilo, kadib wareysi gaar ah oo uu siiyay Puntland TV. Saciid Deni ayaa ku eedeeyay Xasan Sheekh Maxamuud inuu ku fashilmay hoggaaminta Soomaaliya, uuna khalday jihada siyaasadeed ee dalka, sida uu hadalka u…
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, Marco Rubio, ayaa ku baaqay in dalalka Geeska Afrika ay ixtiraamaan madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee dalalka deriska ah, isla markaana ay ka fogaadaan tallaabooyinka xuduudaha looga gudbayo ee sii hurin kara colaadaha gobolka.