Topic
Warkasta is tracking wasiir across 1 report from 1 source. Recent coverage touches soomaaliya and who, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa xarunta dhexe ee wasaaradda ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) u qaabilsan Soomaaliya, Dr. Humphrey Karamagi. Wasiir Ku-xigeenka ayaa bogaadiyey taageerada ay WHO Soomaaliya ka siiso u diyaargarowga iyo ka hortagga