Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo ka badbaaday mooshin xilka looga qaadi lahaa
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiWasiirka Caafimaadka Soomaaliya ayaa ka badbaaday mooshin xilka looga qaadi lahaa kadib markii Baarlamaanka Federaalka uu u codeeyay.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka 28-aad ee kalfadhiga 8-aad ee Golaha Shacabka ayaa maanta ka dhacay xarunta Golaha, waxaana shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), oo uu wehelinayey Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad, Cabdullaahi Cumar Abshirow.
- Ugu horreyn, xildhibaannada ayaa u codeeyey warbixinta akhrinta saddexaad ee Hindise-sharciyeedka wax-ka-beddelka Sharciga Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, Sharci Lr. 130 ee Abriil 2012.
- Sidoo kale, kulanka waxaa lagu dhaariyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Cabdulqaadir Cumar Macallin (Daada), xubin ka tirsan Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqda Aadanaha iyo laba xubnood oo ka tirsan Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka.
- Intaas kaddib, Golaha Shacabka ayaa guda galay su’aalo wadareed ku saabsan waajibaadka iyo howlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin arrimaha gaarka ah ee la soo qaaday su'aalaha loo diray wasiirka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- 137 xildhibaan ayaa oggolaaday warbixinta akhrinta saddexaad ee Hindise-sharciyeedka wax-ka-beddelka Sharciga Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.
- 89 xildhibaan ay u codeeyeen in wasiirku xilka sii hayo, halka 50 xildhibaan ay taageereen in kalsoonida lagala noqdo.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka badbaaday mooshin xilka looga qaadi lahaa, kadib markii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu u qaaday codka kalsoonida.
Kulanka 28-aad ee kalfadhiga 8-aad ee Golaha Shacabka ayaa maanta ka dhacay xarunta Golaha, waxaana shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), oo uu wehelinayey Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad, Cabdullaahi Cumar Abshirow.
Ugu horreyn, xildhibaannada ayaa u codeeyey warbixinta akhrinta saddexaad ee Hindise-sharciyeedka wax-ka-beddelka Sharciga Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, Sharci Lr. 130 ee Abriil 2012. Waxaa oggolaaday 137 xildhibaan, afar ayaa diiday, halka saddex xildhibaan ay ka aamuseen.
Sidoo kale, kulanka waxaa lagu dhaariyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Cabdulqaadir Cumar Macallin (Daada), xubin ka tirsan Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqda Aadanaha iyo laba xubnood oo ka tirsan Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka.
Intaas kaddib, Golaha Shacabka ayaa guda galay su’aalo wadareed ku saabsan waajibaadka iyo howlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada. Su’aalaha ayaa wasiirka loo gudbiyey kadib markii xildhibaano ka tirsan Golaha ay Guddoomiyaha u gudbiyeen mooshinka 10-kii Oktoobar 2026.
Markii wasiirka laga dhageystay jawaabaha la xiriira xaaladda guud ee caafimaadka dalka, ayaa xildhibaannadu u qaadeen codka kalsoonida, si loo go’aamiyo inuu xilka sii hayo iyo in kale. Natiijada codbixinta, oo uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa noqotay in 89 xildhibaan ay u codeeyeen in wasiirku xilka sii hayo, halka 50 xildhibaan ay taageereen in kalsoonida lagala noqdo. Shan xildhibaan ayaa ka aamusay.
Natiijadaas ayaa ka dhigan in wasiirka uu xilkiisa sii wato, maadaama tirada xildhibaannada taageeray sii joogistiisa ay ka badatay kuwa codsaday in xilka laga qaado. Ugu dambayn, Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa kulanka soo xiray, isaga oo xildhibaannada uga mahadceliyey ka soo qaybgalka iyo gudashada waajibaadkooda dastuuriga ah.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya ayaa ka badbaaday mooshin xilka looga qaadi lahaa kadib markii Baarlamaanka Federaalka uu u codeeyay.
Qodobada muhiimka ah
- Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya ayaa ka badbaaday mooshin xilka looga qaadi lahaa.
- 137 xildhibaan ayaa oggolaaday warbixinta akhrinta saddexaad ee Hindise-sharciyeedka wax-ka-beddelka Sharciga Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.
- 89 xildhibaan ay u codeeyeen in wasiirku xilka sii hayo, halka 50 xildhibaan ay taageereen in kalsoonida lagala noqdo.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada ka soo horjeeda wasiirka.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay codbixinta baarlamaanka iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Ilo kale oo dibadda ah laguma xusin si loo xaqiijiyo faahfaahinta codbixinta.
Gunaanadka akhristaha
Wasiirka Caafimaadka ayaa haysta xilkiisa kadib codbixin kalsooni ah oo baarlamaanka ka dhacay.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin arrimaha gaarka ah ee la soo qaaday su'aalaha loo diray wasiirka?
- Maxay noqon doonaan saameynta codbixinta mustaqbalka wasiirka?
- Sidee bulshada u arki doontaa natiijada codbixintan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · qaadi · badbaaday · mooshin
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Wasiirka caafimaadka oo ka badbaaday mooshinkii BF
Caasimada Online
- Daawo: Mooshin ka dhan ah wasiirka caafimaadka oo la horgeeyay BF
Caasimada Online
- Puntland oo ku baaqday shir looga arrinsado xaaladda Soomaaliya
Puntland Post