Topic
Warkasta is tracking qaadi across 1 report from 1 source. Recent coverage touches badbaaday and mooshin, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka badbaaday mooshin xilka looga qaadi lahaa, kadib markii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu u qaaday codka kalsoonida. Kulanka 28-aad ee kalfadhiga 8-aad ee Golaha Shacabka ayaa maanta ka dhacay xarunta Golaha, waxaana shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, C