Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo Geneva Kulan kula Yeeshay OHCHR
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiWasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Geneva kulan gaar ah kula qaadatay Awa Dabo, Ku-xigeenka Wakiilka Sare ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuquuqul Insaanka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta u dhexeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xuquuqul Insaanka (OHCHR), gaar ahaan sidii loo sii xoojin lahaa taageerada iyo iskaashiga ku aaddan horumarinta iyo ilaalinta xuquuqul insaanka Soomaaliya.
- Labada dhinac ayaa sidoo kale si gaar ah uga wada hadlay dadaallada lagu hirgelinayo xafiiska OHCHR ee Soomaaliya iyo muhiimadda ay arrintani u leedahay xoojinta hay’adaha qaranka, taageeridda dadaallada xuquuqul insaanka iyo kobcinta iskaashiga farsamo ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay.
- Wasiir Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa OHCHR uga mahadcelisay taageerada iyo wada-shaqeynta joogtada ah ee ay la leeyihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo adkaysay sida ay Wasaaraddu uga go’an tahay sii xoojinta iskaashiga caalamiga ah iyo dadaallada lagu horumarinayo ilaalinta iyo dhowrista xuquuqul insaanka dalka.
- Kulanka waxaa Wasiirka ku wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Maxamed Bashiir Cumar, iyo khuburo iyo la-taliyeyaal ka tirsan Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada ama natiijooyinka gaarka ah ee ka soo baxay kulanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Geneva kulan gaar ah kula qaadatay Awa Dabo, Ku-xigeenka Wakiilka Sare ee Qaramada Midoo
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta u dhexeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xuquuqul Insaanka (OHCHR).
- Wasiir Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa OHCHR uga mahadcelisay taageerada iyo wada-shaqeynta joogtada ah ee ay la leeyihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Geneva, Switzerland – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Geneva kulan gaar ah kula qaadatay Awa Dabo, Ku-xigeenka Wakiilka Sare ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuquuqul Insaanka (OHCHR).
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta u dhexeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xuquuqul Insaanka (OHCHR), gaar ahaan sidii loo sii xoojin lahaa taageerada iyo iskaashiga ku aaddan horumarinta iyo ilaalinta xuquuqul insaanka Soomaaliya.
Labada dhinac ayaa sidoo kale si gaar ah uga wada hadlay dadaallada lagu hirgelinayo xafiiska OHCHR ee Soomaaliya iyo muhiimadda ay arrintani u leedahay xoojinta hay’adaha qaranka, taageeridda dadaallada xuquuqul insaanka iyo kobcinta iskaashiga farsamo ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay.
Wasiir Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa OHCHR uga mahadcelisay taageerada iyo wada-shaqeynta joogtada ah ee ay la leeyihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo adkaysay sida ay Wasaaraddu uga go’an tahay sii xoojinta iskaashiga caalamiga ah iyo dadaallada lagu horumarinayo ilaalinta iyo dhowrista xuquuqul insaanka dalka.
Kulanka waxaa Wasiirka ku wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Maxamed Bashiir Cumar, iyo khuburo iyo la-taliyeyaal ka tirsan Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Geneva kulan gaar ah kula qaadatay Awa Dabo, Ku-xigeenka Wakiilka Sare ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuquuqul Insaanka.
Qodobada muhiimka ah
- Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Geneva kulan gaar ah kula qaadatay Awa Dabo, Ku-xigeenka Wakiilka Sare ee Qaramada Midoo
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta u dhexeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xuquuqul Insaanka (OHCHR).
- Wasiir Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa OHCHR uga mahadcelisay taageerada iyo wada-shaqeynta joogtada ah ee ay la leeyihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyada aan ku jirin kulanka.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha ma jiraan.
- Faahfaahinta ku saabsan natiijooyinka kulanka lama cayimin.
Gunaanadka akhristaha
Kulanku wuxuu muujinayaa dadaallada socda ee lagu xoojinayo iskaashiga xuquuqda aadanaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada ama natiijooyinka gaarka ah ee ka soo baxay kulanka?
- Sidee loo hirgelin doonaa iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo OHCHR?
- Maxay yihiin tallaabooyinka xiga ee ka dambeeya kulankan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · wasiirka · kulan · xuquuqul
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada