Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Wasiirro ka tirsan Puntland oo booqday dekedda Boosaaso
Wasiirro ka tirsan xukuumadda Puntland, gudoomiyaha degmada Bosaaso iyo mas’uuliyiin kale ayaa booqasho tagay dekedda magaalada Boosaaso oo maanta dib… Sii akhri
Waxa muhiimka ah
- Wasiirro ka tirsan Puntland oo booqday dekedda Boosaaso
- Wasiirro ka tirsan xukuumadda Puntland, gudoomiyaha degmada Bosaaso iyo mas’uuliyiin kale ayaa booqasho tagay dekedda magaalada Boosaaso oo maanta dib… Sii akhri
- Waxaa qoray Puntland Post

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Wasiirro ka tirsan xukuumadda Puntland, gudoomiyaha degmada Bosaaso iyo mas’uuliyiin kale ayaa booqasho tagay dekedda magaalada Boosaaso oo maanta dib loo furay, kaddib muddo labo todobaad ah oo ay xirnayd.
Mas’uuliyiinta waxay u kuurgaleen xaaladda guud ee dekedda iyo habsami u socodka adeegyada, iyaga oo kulan la qaatay maamulka iyo hay’adaha ka howlgala, kuwaas oo ay ka dhageysteen warbixinno la xiriira shaqooyinka socda, caqabadaha jira, iyo qorshayaasha lagu horumarinayo tayada adeegyada dekedda.
Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in ay dowladda ka go’an tahay xoojinta kaabeyaasha dhaqaalaha, kobcinta ganacsiga, iyo casriyeynta adeegyada dekedda Boosaaso, oo ah halbowlaha ganacsiga Puntland iyo marin istaraatiiji ah oo muhiim u ah isku socodka badeecadaha iyo horumarka dhaqaalaha.
PUNTLAND POST
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.