Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Horseed Mediageneral

Weerar Drone oo lagu qaaday Warshadda Korontada Nukliyeerka ee Imaaraatiga

Warshadda korontada ee Barakah ee Imaaraadka Carabta, ayaa maanta lala beegsaday weerar diyaaradaha drone-ka, Warshadan Nukliyeerka ayaa soo saarta qiyaastii rubuc korontada guud ee wadanka Imaaraadka Carabta.

SO
Weerar Drone oo lagu qaaday Warshadda Korontada Nukliyeerka ee Imaaraatiga
Sawir / xog muuqaal ah · Horseed Media

Warshadda korontada ee Barakah ee Imaaraadka Carabta ayaa maanta lala beegsaday weerar drone ah.

Maxaa la shaaciyey

  1. Weerarka ayaa dhacay iyadoo saddex diyaaradood oo aan duuliye lahayn ay kasoo galeen dalka dhanka xuduudda galbeed.
  2. Laba drone ayaa la soo riday, mid sadexaadna ku dhacay matoor koronto nawaaxiga Warshadda Tamarta Nukliyeerka.
  3. Dab ayaa ka dhashay duqeynta, laakiin wasaaradda difaaca ayaa sheegtay in heerarka badbaadada shucaaca aysan saameyn ku yeelan.

Macnaha guud

Weerarkan ayaa ah markii ugu horreysay ee lagu qaado xarumaha tamarta nukliyeerka ee Imaaraadka Carabta.

Baaritaanno ayaa socda si loo ogaado meesha ay ka yimaadeen diyaaradahan drone-ka ee weerarka soo qaaday.

Warshadda korontada ee Barakah, gobolka al-Dhafra, Imaaraadka Carabta.
2026-05-17

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan xaaladaha amni ee gobolka iyo khataraha ka imaan kara weerarada noocan ah.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Horseed Media

Warshadda korontada ee Barakah ee Imaaraadka Carabta, ayaa maanta lala beegsaday weerar diyaaradaha drone-ka, Warshadan Nukliyeerka ayaa soo saarta qiyaastii rubuc korontada guud ee wadanka Imaaraadka Carabta.

Waa markii ugu horreysay ee aan aragno weerar lagu qaadayo xarumaha tamarta nukliyeerka ee Imaaraadka Carabta, iyadoo weerarradii hore ay diiradda saarayeen xarumaha saliidda iyo gaaska.

Wasaaradda Difaaca ee Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in saddex diyaaradood oo aan duuliye lahayn ay kasoo galeen dalka dhanka xuduudda galbeed iyadoo laba drone lasoo riday mid sadexaadna ku dhacay matoor koronto nawaaxiga Warshadda Tamarta Nukliyeerka ee Barakah ee gobolka al-Dhafra, duqeyntaasi oo sababtay dab halkaas ka dhashay.

“Baaritaanno ayaa socda si loo ogaado meesha ay ka yimaadeen diyaaradahan drone-ka ee weerarka soo qaaday, wararka cusubna waa la shaacin doonaa marka la dhammeeyo baaritaanka,” ayay wasaaraddu ku tiri qoraal ay soo dhigtay X.

Isha: Horseed Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Horseed Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralkorontadaweerarnukliyeerka
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.