Xasan oo kadis ku tegay mid kamid ah wasaaradaha DF
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta kormeer shaqo oo kadis ah ku tegay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka, halkaas oo uu kula kulmay madaxda sare, howlwadeennada iyo shaqaalaha.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Cidda ay saamaysaySidoo kale, Madaxweynaha ayaa kulan gaar ah la qaatay mas’uuliyiinta wasaaradda iyo wakiolo ka socda beeraleyda Soomaaliyeed, kuwaasi oo uu ka dhageystay cabashooyinka ay qabeen iyo tallooyinkooda si loo dhiirageliyo wax soo-saarka dalagyada beeraha ee dalka, isla markaana loo fududeeyo culeysyada ay kala kulmaan suuq-gayntooda.
- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu horreyn u kuurgalay hannaanka ay u socdaan shaqooyinka iyo adeegyada loo qabto bulshada, waxaana wasaaradda kusoo dhaweeyay wasiir Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye).
- Cidda ay saamaysayXasan Sheekh ayaa ganacsatada la wadaagay sida ay Dowladda Federaalka Soomaaliya uga go’an tahay dhiirrigelinta ganacsiga, ilaalinta maalgashiga gaarka loo leeyahay iyo abuurista jawi ganacsi oo suurtageliya in ganacsatadu si nabad ah oo hufan u gutaan waajibaadkooda.
- Waxaa kale oo uu adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la isu dheellitiro sugidda amniga dalka iyo fududeynta isu-socodka ganacsiga.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xalliyo cabashooyinka beeraleyda?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta kormeer shaqo oo kadis ah ku tegay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka.
- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay madaxda sare, howlwadeennada iyo shaqaalaha Wasaaradda.
- Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ayaa wadday dadaallo ay ku garab istaageyso beeraleyda, si loo dhiirogeliyo wax-soo-saarka dalka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta kormeer shaqo oo kadis ah ku tegay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka, halkaas oo uu kula kulmay madaxda sare, howlwadeennada iyo shaqaalaha Wasaaradda.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu horreyn u kuurgalay hannaanka ay u socdaan shaqooyinka iyo adeegyada loo qabto bulshada, waxaana wasaaradda kusoo dhaweeyay wasiir Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye).
Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa kulan gaar ah la qaatay mas’uuliyiinta wasaaradda iyo wakiolo ka socda beeraleyda Soomaaliyeed, kuwaasi oo uu ka dhageystay cabashooyinka ay qabeen iyo tallooyinkooda si loo dhiirageliyo wax soo-saarka dalagyada beeraha ee dalka, isla markaana loo fududeeyo culeysyada ay kala kulmaan suuq-gayntooda.
Xasan Sheekh ayaa ganacsatada la wadaagay sida ay Dowladda Federaalka Soomaaliya uga go’an tahay dhiirrigelinta ganacsiga, ilaalinta maalgashiga gaarka loo leeyahay iyo abuurista jawi ganacsi oo suurtageliya in ganacsatadu si nabad ah oo hufan u gutaan waajibaadkooda.
Waxaa kale oo uu adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la isu dheellitiro sugidda amniga dalka iyo fududeynta isu-socodka ganacsiga.
Maalmihii u dambeeyay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ayaa wadday dadaallo ay ku garab istaageyso beeraleyda, si loo dhiirogeliyo wax-soo-saarka dalka, iyadoo wasiirku booqday xarumo muhiim ah oo ku yaalla Muqdisho iyo qaar kamid ah gonollada dalka.
Soomaaliya ayaa ah dal hodan ku ah wax-soo-saarka beeraha iyo xoolaha nool, iyadoo mustaqbalka dhow la filayo inay wax badan iska beddalaan tacbashada beeraha, si xoogga loo saaro wax-soo-saarka dalka, loogana maarmo inta badan badeecadaha lasoo dhoofiyo.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta kormeer shaqo oo kadis ah ku tegay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka, halkaas oo uu kula kulmay madaxda sare, howlwadeennada iyo shaqaalaha.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta kormeer shaqo oo kadis ah ku tegay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka.
- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay madaxda sare, howlwadeennada iyo shaqaalaha Wasaaradda.
- Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ayaa wadday dadaallo ay ku garab istaageyso beeraleyda, si loo dhiirogeliyo wax-soo-saarka dalka.
- Xasan Sheekh ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la isu dheellitiro sugidda amniga dalka iyo fududeynta isu-socodka ganacsiga.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyada la eedeeyay ama la dhaleeceeyay.
- Eedeymaha ku saabsan dadaallada Wasaaradda iyo hadallada Madaxweynaha ma ahan kuwo madax-bannaan oo la xaqiijiyay.
- Faahfaahin gaar ah oo ku saabsan natiijooyinka kulammada lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Booqashada Madaxweynaha Xasan Sheekh waxay muujinaysaa dadaallada socda ee lagu taageerayo beeraha Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xalliyo cabashooyinka beeraleyda?
- Sidee ayey dowladda u dheellitiri doontaa amniga iyo fududeynta ganacsiga?
- Maxay yihiin isbeddelada la filayo in ay ku yimaadaan wax-soo-saarka beeraha mustaqbalka dhow?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · kadis · xasan · tegay
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada