Xasan oo war kasoo saaray doorashada guddoonka Baarlamaanka Galmudug
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiXildhibaannada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u doortay Guddoonka cusub, oo ay ku jiraan Xuseen Maxamed Nuur oo ah Guddoomiye.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Xilka guddoomiyaha ayaa waxaa loo doortay Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur oo ka tirsan hoggaanka sare ee Xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka ee JSP.
- Sidoo kale, Cabdulqaadir Axmed Cali ayaa loo doortay Gudoomiye Ku-xigeenka Koowaad, halka Guddoomiye ku xigeenka labaad loo doortay Mursal Cabdi Aadan.
- Doorashada kaddib, Gudoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug, Xuseen Maxamed Nuur, ayaa soo xiray kalfadhiga.
- Dhinaca kale, Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war kasoo saaray doorashadan ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada D.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa horumar siyaasadeed oo muhiim ah oo ka dhacay Galmudug, taasoo saameyn ku yeelan karta maamulka iyo xasilloonida gobolka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee hogaaminta cusub qaadi doonto si ay u xalliyaan baahiyaha gobolka Galmudug?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u doortay Guddoonka cusub ee Golaha.
- Xilka guddoomiyaha ayaa waxaa loo doortay Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur.
- Sidoo kale, Cabdulqaadir Axmed Cali ayaa loo doortay Gudoomiye Ku-xigeenka Koowaad.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u doortay Guddoonka cusub ee Golaha, kadib doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.
Xilka guddoomiyaha ayaa waxaa loo doortay Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur oo ka tirsan hoggaanka sare ee Xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka ee JSP.
Sidoo kale, Cabdulqaadir Axmed Cali ayaa loo doortay Gudoomiye Ku-xigeenka Koowaad, halka Guddoomiye ku xigeenka labaad loo doortay Mursal Cabdi Aadan.
Doorashada kaddib, Gudoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug, Xuseen Maxamed Nuur, ayaa soo xiray kalfadhiga.
Dhinaca kale, Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war kasoo saaray doorashadan ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada D. Galmudug, Mudane Xuseen Maxamed Nuur, Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cabdulqaadir Axmed Cali Quuri, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad, Mudane Mursal Cabdi Aadan oo kusoo baxay doorashadii maanta.
Ugu horreyn Madaxweynaha ayaa u rajeeyay guddoonka cusub guul iyo in ay si hufan oo xilkasnimo leh u gutaan waajibaadka loo igmaday, iyagoo mudnaanta siinaya danta guud, wadajirka iyo horumarka, waxa uuna ku booriyay in ay xoogga saaraan gudashada masuuliyaddooda, kana shaqeeyaan xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha Dowlad Goboleedka iyo horumarinta howlaha Golaha.
Sidoo kale, wuxuu bogaadiyey doorashooyinka sida nabadda iyo dimuqraadiyadda leh uga dhacay deegaannada Galmudug, isaga oo xusay in ay tallaabo muhiim ah u yihiin horumarinta hannaanka dimuqraadiyadeed ee dalka iyo xaqiijinta xaqa muwaadiniinta ee doorashada hoggaankooda.
Doorashadan waxaa xigi doonto midda Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa oo maalmaha soo socda ka dhici doonta magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Dowlad Goboleedka Galmudug.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u doortay Guddoonka cusub, oo ay ku jiraan Xuseen Maxamed Nuur oo ah Guddoomiye.
Qodobada muhiimka ah
- Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u doortay Guddoonka cusub ee Golaha.
- Xilka guddoomiyaha ayaa waxaa loo doortay Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur.
- Sidoo kale, Cabdulqaadir Axmed Cali ayaa loo doortay Gudoomiye Ku-xigeenka Koowaad.
- halka Guddoomiye ku xigeenka labaad loo doortay Mursal Cabdi Aadan.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha xisbiyada kale ama musharrixiinta.
- Maqaalku ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan habka doorashada.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno rasmi ah oo ka socda Golaha Galmudug iyo Madaxweynaha.
Gunaanadka akhristaha
Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa doortay hogaamin cusub, taasoo saameyn ku yeelan karta isbeddelada siyaasadeed ee mustaqbalka gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee hogaaminta cusub qaadi doonto si ay u xalliyaan baahiyaha gobolka Galmudug?
- Sidee loo kormeeri doonaa habka doorashada mustaqbalka?
- Waa maxay caqabadaha degdegga ah ee hogaaminta cusub wajihi doonto?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa horumar siyaasadeed oo muhiim ah oo ka dhacay Galmudug, taasoo saameyn ku yeelan karta maamulka iyo xasilloonida gobolka.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · galmudug · guddoonka · xasan
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada