Xasan Sheekh oo kulan la qaatay taliyaha guud ee ciidanka milatariga Turkiga
Waxa dhacay
Hal il · Puntland Post
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay taliyaha guud ee ciidanka milatariga Turkiga Gen.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiye, gaar ahaan iskaashiga labada dal ee dhinacyada difaaca iyo amniga, iyo dardargelinta dadaallada wadajirka ah ee lagula dagaallamayo argagixisada caalamiga ah, sida lagu sheegay bayaan kooban oo ka soo baxay Villa Somalia.
- Turkiga waxaa lagu eedeeyaa in diyaaradiisa F-16 iyo kuwa iska wada ee drones-ka loo adeegsaday duqeymo loo gaystay shacab iyo dad ka aragti duwan dowladda federaalka Soomaaliya.
- Turkiga ayaa heshiisyo badan la galay dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh, kuwaas ka mid yihiin shidaal baaris, kalluumeysi iyo xarunta dayac-gacmeed, isaga oo dhawaan sheegay in uu Soomaaliya u soo diray maraakiib kalluumeysi iyo kuwa dagaal.
- Puntland, Jubaland ayaa si weyn uga soo horjeeda heshiisyada shidaalka iyo kalluumaysiga ee dowladda federaalka la gashay Turkiga, iyaga oo ku dooda in aan lagala tashan heshiisyadaas oo ay yihiin sharci darro.
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay heshiisyada gaarka ah ee lagu gorfeeyay kulanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay taliyaha guud ee ciidanka milatariga Turkiga Gen. Selçuk Bayraktaroğlu.
- Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiye, gaar ahaan iskaashiga labada dal ee dhinacyada difaaca iyo amniga.
- Turkiga waxaa lagu eedeeyaa in diyaaradiisa F-16 iyo kuwa iska wada ee drones-ka loo adeegsaday duqeymo loo gaystay shacab iyo dad ka aragti duwan dowladda federaalka Soomaaliya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay taliyaha guud ee ciidanka milatariga Turkiga Gen. Selçuk Bayraktaroğlu, kaas oo soo gaaray magaalada Muqdisho.
Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiye, gaar ahaan iskaashiga labada dal ee dhinacyada difaaca iyo amniga, iyo dardargelinta dadaallada wadajirka ah ee lagula dagaallamayo argagixisada caalamiga ah, sida lagu sheegay bayaan kooban oo ka soo baxay Villa Somalia.
“Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka istaraatiijiyadeed ee qotadadheer ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Türkiye, sii adkeynta iskaashiga labada dal ee dhinacyada difaaca iyo amniga, iyo dardargelinta dadaallada wadajirka ah ee lagula dagaallamayo argagixisada caalamiga ah” ayaa lagu bayaanka.
Turkiga waxaa lagu eedeeyaa in diyaaradiisa F-16 iyo kuwa iska wada ee drones-ka loo adeegsaday duqeymo loo gaystay shacab iyo dad ka aragti duwan dowladda federaalka Soomaaliya.
Turkiga ayaa heshiisyo badan la galay dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh, kuwaas ka mid yihiin shidaal baaris, kalluumeysi iyo xarunta dayac-gacmeed, isaga oo dhawaan sheegay in uu Soomaaliya u soo diray maraakiib kalluumeysi iyo kuwa dagaal.
Puntland, Jubaland ayaa si weyn uga soo horjeeda heshiisyada shidaalka iyo kalluumaysiga ee dowladda federaalka la gashay Turkiga, iyaga oo ku dooda in aan lagala tashan heshiisyadaas oo ay yihiin sharci darro.
Xildhibaannada baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo sabti ah meelmariyay miisaaniyadda dowladda ee 2027 oo maalmo ka hor loo soo gudbiyay, kaddib markii…
Golaha Mustaqbalka gaar ahaan Madasha Samatabixinta ayaa xalay kulan ay ku yeesheen Muqdisho uga hadlay fariin codsi ah oo madaxweyne Xasan Sheekh…
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay taliyaha guud ee ciidanka milatariga Turkiga Gen. Selçuk Bayraktaroğlu si looga wada hadlo xoojinta iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga dhinacyada difaaca iyo amniga.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay taliyaha guud ee ciidanka milatariga Turkiga Gen. Selçuk Bayraktaroğlu.
- Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiye, gaar ahaan iskaashiga labada dal ee dhinacyada difaaca iyo amniga.
- Turkiga waxaa lagu eedeeyaa in diyaaradiisa F-16 iyo kuwa iska wada ee drones-ka loo adeegsaday duqeymo loo gaystay shacab iyo dad ka aragti duwan dowladda federaalka Soomaaliya.
- Puntland, Jubaland ayaa si weyn uga soo horjeeda heshiisyada shidaalka iyo kalluumaysiga ee dowladda federaalka la gashay Turkiga.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha mas'uuliyiinta Turkiga ee ku saabsan eedeymaha.
- Eedeymaha ka soo horjeeda Puntland iyo Jubaland ayaa la weriyay laakiin aan si madax-bannaan loo xaqiijin.
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha loo jeediyay Turkiga.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa dadaallada diblomaasiyadeed ee socda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga iyadoo ay jiraan diidmo ka imaanaya gobollada qaarkood.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay heshiisyada gaarka ah ee lagu gorfeeyay kulanka?
- Sidee loo hirgelin doonaa iskaashiga difaaca iyo amniga?
- Waa maxay saamaynta ka dhalan karta diidmada Puntland iyo Jubaland?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · milatariga · sheekh · kulan