Xisbiga Farmaajo oo beeniyay inuu ka qaybgalay kulankii dowladda iyo mucaaradka
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiXisbiga Farmaajo ayaa beeniyay inuu ka qaybgalay kulan wadajir ah oo ay dowladda Federaalka iyo ururrada mucaaradku ku yeesheen.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Soo-jeedinWaxa uu sidoo kale carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo dadaallada iyo doorka beesha caalamka ee gogosha wada-hadalka hore u dhigtay, isaga oo ku baaqay in wadaxaajoodka laga sii ambaqaado halkii lagu kala tegay 3-dii Sebtembar.
- Waxa xigaShirka la qorsheeyay bartamaha bishan ayaa la filayaa inuu noqdo fursad ay dhinacyada siyaasadeed kaga wada hadlaan khilaafaadkooda, kuna raadiyaan hannaan heshiis looga gaaro arrimaha masiiriga ah ee dalka.
- War-saxaafadeed uu soo saaray xisbigu ayuu ku sheegay in Farmaajo uu hoygiisa ku qaabilay taliyeyaasha ciidamada qalabka sida, kuwaas oo u gudbiyay farriin ay ka sideen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la xiriirtay shirka siyaasadeed ee loo qorsheeyay 14-ka ilaa 18-ka Nofeembar.
- Sida lagu sheegay bayaanka, Farmaajo ayaa taliyeyaasha u sheegay in shirkaasi u baahan yahay kalsooni siyaasadeed iyo hannaan loo dhan yahay, si wadaxaajoodyadu ugu dhammaadaan natiijo ay dhammaan dhinacyadu ku qancaan.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha siyaasadeed ee socda ee Soomaaliya iyo muhiimadda shirka soo socda ee lagu xallinayo khilaafaadka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin sababaha gaarka ah ee Farmaajo u diiday ka qaybgalka kulanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Farmaajo ayaa hoygiisa ku qaabilay taliyeyaasha ciidamada qalabka sida, kuwaas oo u gudbiyay farriin ay ka sideen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la xiriirtay shirka siyaasadeed ee loo qorsheeyay 14-ka ilaa 18-ka Nofeembar.
- Farmaajo ayaa taliyeyaasha u sheegay in shirkaasi u baahan yahay kalsooni siyaasadeed iyo hannaan loo dhan yahay.
- Bayaankan ayaa soo baxay xilli ay socdaan dadaallo lagu doonayo in lagu soo afjaro khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda Federaalka iyo mucaaradka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
MUQDISHO – Xisbiga Nabad iyo Nolol ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu ka qaybgalay kulan wadajir ah oo ay dowladda Federaalka iyo ururrada mucaaradku ku yeesheen magaalada Muqdisho.
War-saxaafadeed uu soo saaray xisbigu ayuu ku sheegay in Farmaajo uu hoygiisa ku qaabilay taliyeyaasha ciidamada qalabka sida, kuwaas oo u gudbiyay farriin ay ka sideen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la xiriirtay shirka siyaasadeed ee loo qorsheeyay 14-ka ilaa 18-ka Nofeembar. Sida lagu sheegay bayaanka, Farmaajo ayaa taliyeyaasha u sheegay in shirkaasi u baahan yahay kalsooni siyaasadeed iyo hannaan loo dhan yahay, si wadaxaajoodyadu ugu dhammaadaan natiijo ay dhammaan dhinacyadu ku qancaan.
Waxa uu sidoo kale carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo dadaallada iyo doorka beesha caalamka ee gogosha wada-hadalka hore u dhigtay, isaga oo ku baaqay in wadaxaajoodka laga sii ambaqaado halkii lagu kala tegay 3-dii Sebtembar. Xisbigu ma uusan faahfaahin sababta Farmaajo uusan uga qaybgelin kulankii wadajirka ahaa ee dowladda iyo mucaaradka, balse waxa uu si cad u beeniyay wararka sheegaya in Nabad iyo Nolol ay kulankaas ka qayb ahayd.
Bayaankan ayaa soo baxay xilli ay socdaan dadaallo lagu doonayo in lagu soo afjaro khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda Federaalka iyo mucaaradka, kaas oo salka ku haya hannaanka doorashooyinka iyo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka. Shirka la qorsheeyay bartamaha bishan ayaa la filayaa inuu noqdo fursad ay dhinacyada siyaasadeed kaga wada hadlaan khilaafaadkooda, kuna raadiyaan hannaan heshiis looga gaaro arrimaha masiiriga ah ee dalka.
War-saxaafadeed uu soo saaray xisbigu ayuu ku sheegay in Farmaajo uu hoygiisa ku qaabilay taliyeyaasha ciidamada qalabka sida, kuwaas oo u gudbiyay farriin ay ka sideen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la xiriirtay shirka siyaasadeed ee loo qorsheeyay 14-ka ilaa 18-ka Nofeembar.
Sida lagu sheegay bayaanka, Farmaajo ayaa taliyeyaasha u sheegay in shirkaasi u baahan yahay kalsooni siyaasadeed iyo hannaan loo dhan yahay, si wadaxaajoodyadu ugu dhammaadaan natiijo ay dhammaan dhinacyadu ku qancaan.
Waxa uu sidoo kale carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo dadaallada iyo doorka beesha caalamka ee gogosha wada-hadalka hore u dhigtay, isaga oo ku baaqay in wadaxaajoodka laga sii ambaqaado halkii lagu kala tegay 3-dii Sebtembar.
Xisbigu ma uusan faahfaahin sababta Farmaajo uusan uga qaybgelin kulankii wadajirka ahaa ee dowladda iyo mucaaradka, balse waxa uu si cad u beeniyay wararka sheegaya in Nabad iyo Nolol ay kulankaas ka qayb ahayd.
Bayaankan ayaa soo baxay xilli ay socdaan dadaallo lagu doonayo in lagu soo afjaro khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda Federaalka iyo mucaaradka, kaas oo salka ku haya hannaanka doorashooyinka iyo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka.
Shirka la qorsheeyay bartamaha bishan ayaa la filayaa inuu noqdo fursad ay dhinacyada siyaasadeed kaga wada hadlaan khilaafaadkooda, kuna raadiyaan hannaan heshiis looga gaaro arrimaha masiiriga ah ee dalka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Xisbiga Farmaajo ayaa beeniyay inuu ka qaybgalay kulan wadajir ah oo ay dowladda Federaalka iyo ururrada mucaaradku ku yeesheen. Waxay sheegeen in Farmaajo uu hoygiisa ku qaabilay taliyeyaasha ciidamada qalabka sida, kuwaas oo u gudbiyay farriin ay ka sideen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la xiriirtay shirka siyaasadeed ee soo socda.
Qodobada muhiimka ah
- Xisbiga Farmaajo ayaa beeniyay inuu ka qaybgalay kulan wadajir ah oo ay dowladda Federaalka iyo ururrada mucaaradku ku yeesheen.
- Farmaajo ayaa hoygiisa ku qaabilay taliyeyaasha ciidamada qalabka sida, kuwaas oo u gudbiyay farriin ay ka sideen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la xiriirtay shirka siyaasadeed ee loo qorsheeyay 14-ka ilaa 18-ka Nofeembar.
- Farmaajo ayaa taliyeyaasha u sheegay in shirkaasi u baahan yahay kalsooni siyaasadeed iyo hannaan loo dhan yahay.
- Bayaankan ayaa soo baxay xilli ay socdaan dadaallo lagu doonayo in lagu soo afjaro khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda Federaalka iyo mucaaradka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan sababta Farmaajo uusan uga qaybgelin kulanka wadajirka ah.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid dowladda Federaalka ama mucaaradka oo ku saabsan eedeymaha ay soo jeedisay xisbiga Farmaajo.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanka xisbiga Farmaajo iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
Gunaanadka akhristaha
Beeninta xisbiga Farmaajo ee ka qaybgalka kulanka waxay muujinaysaa kakanaanta wada-hadalada siyaasadeed ee Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin sababaha gaarka ah ee Farmaajo u diiday ka qaybgalka kulanka?
- Sidee shirka siyaasadeed ee soo socda u xallin doonaa khilaafka socda?
- Maxay yihiin saamaynta beeninta xisbiga Farmaajo ee xaaladda siyaasadeed?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha siyaasadeed ee socda ee Soomaaliya iyo muhiimadda shirka soo socda ee lagu xallinayo khilaafaadka. Waxay ka tarjumaysaa xaaladda hadda jirta ee wada-hadalka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · beeniyay · xisbiga · farmaajo
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada