Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Sonkorowga iyo socodka wacyigelinta cudurka oo lagu qabtay Muqdisho
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiWasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo kaashaneysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, ayaa munaasabadda xuska Maalinta Caalamiga ah ee Sonkorowga iyo wacyigelinta cudurka sonkorowga ee sannadka 2026 ku qabtay Muqdisho.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Socodka wacyigelinta oo billowday 5:30 aroornimo ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, Dr.
- Socodku wuxuu ka billowday Daljirka Dahsoon, iyadoo ka qeybgalayaashu lug ku gaareen xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, halkaas oo uu ku soo dhammaaday socodkii wacyigelinta.
- Munaasabaddan oo hal-ku-dheg looga dhigay “Early Action on Diabetes” (Tallaabo Hore oo Lagaga Hortagayo Sonkorowga) ayaa ujeeddadeedu ahayd kor u qaadista wacyiga bulshada ee ku saabsan ka hortagga iyo la tacaalidda cudurka sonkorowga, dhiirrigelinta baaritaannada caafimaad ee hore iyo muhiimadda ay leedahay qaadashada hab-nololeed caafimaad leh.
- Sidoo kale, socodkan ayaa fursad u noqday in bulshada lagu baraarujiyo halista cudurka sonkorowga iyo baahida loo qabo xoojinta dadaallada wacyigelinta, ogaanshaha hore iyo ka hortagga cudurkan oo saameyn ku yeelan kara caafimaadka iyo tayada nolosha dadka.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono ka dib dhacdadan si loo xalliyo sonkorowga?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Socodka wacyigelinta oo billowday 5:30 aroornimo ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, Dr. Cali Xaaji Aadan, iyo Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Mudane Maxamed Cabdulqaadir.
- Munaasabaddan oo hal-ku-dheg looga dhigay “Early Action on Diabetes” (Tallaabo Hore oo Lagaga Hortagayo Sonkorowga) ayaa ujeeddadeedu ahayd kor u qaadista wacyiga bulshada ee ku saabsan ka hortagga iyo la tacaalidda cudurka sonkorowga.
- Wasaaradaha Caafimaadka iyo Dhallinyarada ayaa bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan dhallinyarada iyo bahda caafimaadka, ku boorriyay inay door muuqda ka qaataan dadaallada lagu horumarinayo caafimaadka bulshada.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
MUQDISHO – Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo kaashaneysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, ayaa maanta oo Arbaco ah magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabadda xuska Maalinta Caalamiga ah ee Sonkorowga (World Diabetes Day) iyo socodka wacyigelinta cudurka sonkorowga ee sannadka 2026.
Socodka wacyigelinta oo billowday 5:30 aroornimo ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, Dr. Cali Xaaji Aadan, iyo Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Mudane Maxamed Cabdulqaadir.
Socodku wuxuu ka billowday Daljirka Dahsoon, iyadoo ka qeybgalayaashu lug ku gaareen xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, halkaas oo uu ku soo dhammaaday socodkii wacyigelinta.
Munaasabaddan oo hal-ku-dheg looga dhigay “Early Action on Diabetes” (Tallaabo Hore oo Lagaga Hortagayo Sonkorowga) ayaa ujeeddadeedu ahayd kor u qaadista wacyiga bulshada ee ku saabsan ka hortagga iyo la tacaalidda cudurka sonkorowga, dhiirrigelinta baaritaannada caafimaad ee hore iyo muhiimadda ay leedahay qaadashada hab-nololeed caafimaad leh.
Sidoo kale, socodkan ayaa fursad u noqday in bulshada lagu baraarujiyo halista cudurka sonkorowga iyo baahida loo qabo xoojinta dadaallada wacyigelinta, ogaanshaha hore iyo ka hortagga cudurkan oo saameyn ku yeelan kara caafimaadka iyo tayada nolosha dadka.
Wasaaradaha Caafimaadka iyo Dhallinyarada ayaa bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan dhallinyarada iyo bahda caafimaadka, ku boorriyay inay door muuqda ka qaataan dadaallada lagu horumarinayo caafimaadka bulshada, iyagoo xoojinaya wacyigelinta iyo dhiirrigelinta hab-nololeed caafimaad leh.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo kaashaneysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, ayaa munaasabadda xuska Maalinta Caalamiga ah ee Sonkorowga iyo wacyigelinta cudurka sonkorowga ee sannadka 2026 ku qabtay Muqdisho.
Qodobada muhiimka ah
- Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo kaashaneysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, ayaa munaasabadda xuska Maalinta Caalamiga ah ee Sonkorowga iyo wacyigelinta cudurka sonkorowga ee sannad
- Socodka wacyigelinta oo billowday 5:30 aroornimo ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, Dr. Cali Xaaji Aadan, iyo Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Mudane Maxamed Cabdulqaadir.
- Munaasabaddan oo hal-ku-dheg looga dhigay “Early Action on Diabetes” (Tallaabo Hore oo Lagaga Hortagayo Sonkorowga) ayaa ujeeddadeedu ahayd kor u qaadista wacyiga bulshada ee ku saabsan ka hortagga iyo la tacaalidda cudurka sonkorowga.
- Wasaaradaha Caafimaadka iyo Dhallinyarada ayaa bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan dhallinyarada iyo bahda caafimaadka, ku boorriyay inay door muuqda ka qaataan dadaallada lagu horumarinayo caafimaadka bulshada.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Lama helin jawaabo ka yimid dhinacyada kale ee maqaalka.
- Faahfaahinta ku saabsan tirada ka qaybgalayaasha ama natiijooyinka gaarka ah lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Dhacdadu waxay ujeedadeedu ahayd in kor loo qaado wacyiga ku saabsan sonkorowga iyo dhiirrigelinta doorashooyinka nololeed caafimaad leh bulshada Soomaaliyeed.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono ka dib dhacdadan si loo xalliyo sonkorowga?
- Sidee loo cabbiri doonaa waxtarka ololaha wacyigelinta?
- Ma jiraan dhacdooyin kale oo la qorsheeyay oo ku saabsan wacyigelinta sonkorowga?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · caalamiga · maalinta · socodka