Warbixin Soomaali iyo caalami ah

Topic

talyaaniga

3 stories

Milatariga Talyaaniga oo tababaraya ciidamada Milatariga Soomaaliya

Milatariga Talyaaniga oo tababaraya ciidamada Milatariga Soomaaliya

May 28(Jowhar)- Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Jenaraal Sahal Cabdulahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka ayaa Xarunta Taliska Xoogga ku soo dhaweeyay wafdi ka socda Dowladda Talyaaniga oo uu wehlinayo Military Attaché-ga Dowladda Talyaaniga. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo wada shaqeynta u dhaxeysa CXDS iyo Ciidanka Dowladda Talyaaniga, gaar […]

SOAsalJowhar1 daqiiqo akhris
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Pier Daccò Coppi, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray mashaariic horumarineed oo ay dowladda Talyaa

SOAsalShabelle Media1 daqiiqo akhris
RW Xamze iyo Safiirka Talyaaniga oo wadahadal ku yeeshay magaalada Muqdisho

RW Xamze iyo Safiirka Talyaaniga oo wadahadal ku yeeshay magaalada Muqdisho

May 18(Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Daccò Coppi, waxaana ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga. Ra’iisul Wasaaraha ayaa warbixin laga siiyay halka ay marayaan seddex mashruuc oo waaweyn oo

SOAsalJowhar1 daqiiqo akhris