17 qof oo lagu dilay toogasho ka dhacday maqaaxi ku taalla Magaalada Johannesburg ee koonfur afrika
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiUgu yaraan 17 qof ayaa ku dhintay, 15 kalena way ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday maqaaxi ku taalla gobolka Gauteng ee Koonfur Afrika.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Dhacdadan ayaa ka dhacday deegaanka Wedela , oo ku yaalla koonfur-galbeed magaalada Johannesburg, ayadoo adeegyada gurmadka degdegga ah uu sheegay in dhammaan 17-ka qof lagu dhawaaqay inay ku dhinteen goobta, kaddib markii ay ciidamada gurmadku halkaas gaareen.
- Booliiska Koonfur Afrika ayaa sheegay in sababta ka dambeysa toogashada aan weli la ogeyn , iyadoo baaritaanno lagu raadinayo xog ku saabsan ujeeddada weerarka iyo cidda ka dambeysay ay socdaan.
- Ciidamada ammaanka ayaa sidoo kale bilaabay baadi-goob ay ku raadinayaan siddeed qof oo looga shakisan yahay inay ku lug leeyihiin weerarka .
- Dhaawacyada 15-ka qof ayaa loo qaaday goobaha caafimaadka, iyadoo aan weli la shaacin xaaladdooda caafimaad.
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay tahay sababta ka dambeysa toogashada?
Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ugu yaraan 17 qof ayaa ku dhintay, 15 kalena way ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday maqaaxi (tavern) ku taalla gobolka Gauteng ee dalka Koonfur Afrika.
- Dhacdadan ayaa ka dhacday deegaanka Wedela, oo ku yaalla koonfur-galbeed magaalada Johannesburg.
- Booliiska Koonfur Afrika ayaa sheegay in sababta ka dambeysa toogashada aan weli la ogeyn, iyadoo baaritaanno lagu raadinayo xog ku saabsan ujeeddada weerarka iyo cidda ka dambeysay ay socdaan.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Ugu yaraan 17 qof ayaa ku dhintay, 15 kalena way ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday maqaaxi (tavern) ku taalla gobolka Gauteng ee dalka Koonfur Afrika, sida ay sheegeen booliiska.
Dhacdadan ayaa ka dhacday deegaanka Wedela , oo ku yaalla koonfur-galbeed magaalada Johannesburg, ayadoo adeegyada gurmadka degdegga ah uu sheegay in dhammaan 17-ka qof lagu dhawaaqay inay ku dhinteen goobta, kaddib markii ay ciidamada gurmadku halkaas gaareen.
Booliiska Koonfur Afrika ayaa sheegay in sababta ka dambeysa toogashada aan weli la ogeyn , iyadoo baaritaanno lagu raadinayo xog ku saabsan ujeeddada weerarka iyo cidda ka dambeysay ay socdaan.
Ciidamada ammaanka ayaa sidoo kale bilaabay baadi-goob ay ku raadinayaan siddeed qof oo looga shakisan yahay inay ku lug leeyihiin weerarka . Booliisku waxay sheegeen in tuhmanayaasha la sheegay inay ku hubeysnaayeen qoryaha AK-47 iyo bistoolado .
Dhaawacyada 15-ka qof ayaa loo qaaday goobaha caafimaadka, iyadoo aan weli la shaacin xaaladdooda caafimaad.
Booliiska ayaa wada baaritaanno iyo howlgallo lagu doonayo in lagu soo qabto tuhmanayaasha, halka faahfaahin dheeraad ah laga sugayo hay’adaha ammaanka iyo baarayaasha.
Dhacdadan ayaa mar kale soo cusboonaysiisay walaaca laga qabo toogashooyinka ka dhaca goobaha dadweynaha ee Koonfur Afrika , gaar ahaan weerarrada lagu bartilmaameedsado goobaha lagu kulmo iyo madadaalada.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ugu yaraan 17 qof ayaa ku dhintay, 15 kalena way ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday maqaaxi ku taalla gobolka Gauteng ee Koonfur Afrika.
Qodobada muhiimka ah
- Ugu yaraan 17 qof ayaa ku dhintay, 15 kalena way ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday maqaaxi (tavern) ku taalla gobolka Gauteng ee dalka Koonfur Afrika.
- Dhacdadan ayaa ka dhacday deegaanka Wedela, oo ku yaalla koonfur-galbeed magaalada Johannesburg.
- Booliiska Koonfur Afrika ayaa sheegay in sababta ka dambeysa toogashada aan weli la ogeyn, iyadoo baaritaanno lagu raadinayo xog ku saabsan ujeeddada weerarka iyo cidda ka dambeysay ay socdaan.
- Booliisku waxay sheegeen in tuhmanayaasha la sheegay inay ku hubeysnaayeen qoryaha AK-47 iyo bistoolado.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay warbixinada booliiska ee ku saabsan tirada khasaare iyo faahfaahinta dhacdada.
- Sababta ka dambeysa toogashada weli ma cadda oo baaritaanno ayaa socda.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid dhinacyada ku lug leh ama lagu eedeeyay dhacdada.
Gunaanadka akhristaha
Toogashadu waxay muujinaysaa walaaca sii socda ee ku saabsan amniga dadweynaha ee Koonfur Afrika.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay tahay sababta ka dambeysa toogashada?
- Sidee xaaladdu tahay dadka dhaawacmay?
- Yaa ah tuhmanayaasha ay booliisku raadinayaan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · diplomacy · diplomacy · afrika · dhacday
Sii akhri
- Cabdicasiis Lafta-gareen oo dacwo culus ka gudbiyay Xasan Sheekh iyo Jaamac
Caasimada Online
- Burcadbadeedda oo dil ugu hanjabay Pakistaniyiin lagu qabtay Puntland
Caasimada Online
- Dagaal ka socda magaalada Baydhabo
Puntland Post