Daawo: Madaxweyne Xasan oo ku dhawaaqay go’aan la xiriira dagaalka ka socda…
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiMadaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee dalka iyo go'aanka Dowladda Federaaka ee ku aaddan sii wadista dagaalka ka dhanka ah maleeshiyaadka Al-Shabaab.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xusay inay ka go’an tahay xoojinta amniga dalka, dhismaha dowladnimada Soomaaliya iyo hirgelinta nidaam dimuqraadi ah.
- “Waxaan maanta idiin xaqiijinayaa in dowladda ay ka go’an tahay sii wadista dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, xoojinta amniga, dardargelinta dowlad-dhiska iyo hirgelinta doorashooyinka qof iyo cod,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
- Sidoo kale, wuxuu ammaan iyo bogaadin u jeediyay ciidamada X oogga dalka Soomaaliyeed, isaga oo ku ammaanay dadaalka joogtada ah iyo geesinimada ay ku muujiyaan difaaca dalka iyo badbaadinta shacabka.
- Waxaa kale oo uu carrabka ku adkeeyay in ciidamada qaranku ay mar walba u taagan yihiin ka hortagga weerarrada ay kooxaha argagixisadu ku doonayaan inay ku carqaladeeyaan nabadda iyo xasilloonida dalka, kuwaas oo uu tilmaamay inay khatar weyn ku yihiin nolosha, amniga iyo jiritaanka shacabka Soomaaliyeed.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Dowladda Federaaka ay qaadi doonto si ay u la dagaallanto Al-Shabaab?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay in Dowladda Federaaka ay sii wadi doonto dagaalka ka dhanka ah maleeshiyaadka Al-Shabaab.
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaanay ciidamada X oogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ee ka qayb-qaadanaya dagaalka.
- Madaxweynaha ayaa xusay inay ka go’an tahay xoojinta amniga dalka, dhismaha dowladnimada Soomaaliya iyo hirgelinta nidaam dimuqraadi ah.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay xaaladda ammaan ee dalka ayaa shaaca ka qaaday in Dowladda Federaaka ay si wadi doonto dagaalka adag ee lagula jiro maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab, isaga oo boggaadiyay ciidamada qalabka sida iyo kuwa deegaanka ee ka qayb-qaadanaya dagaalka.
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xusay inay ka go’an tahay xoojinta amniga dalka, dhismaha dowladnimada Soomaaliya iyo hirgelinta nidaam dimuqraadi ah.
“Waxaan maanta idiin xaqiijinayaa in dowladda ay ka go’an tahay sii wadista dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, xoojinta amniga, dardargelinta dowlad-dhiska iyo hirgelinta doorashooyinka qof iyo cod,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Sidoo kale, wuxuu ammaan iyo bogaadin u jeediyay ciidamada X oogga dalka Soomaaliyeed, isaga oo ku ammaanay dadaalka joogtada ah iyo geesinimada ay ku muujiyaan difaaca dalka iyo badbaadinta shacabka.
Waxaa kale oo uu carrabka ku adkeeyay in ciidamada qaranku ay mar walba u taagan yihiin ka hortagga weerarrada ay kooxaha argagixisadu ku doonayaan inay ku carqaladeeyaan nabadda iyo xasilloonida dalka, kuwaas oo uu tilmaamay inay khatar weyn ku yihiin nolosha, amniga iyo jiritaanka shacabka Soomaaliyeed.
“Waxaan sidoo kale bogadinayaa ciidamada amniga oo si naf-hurnimo leh u hor istaagay cadowga Khawaarijta ee markasta isku dayaya inay fashiliyaan rabitaanka shacabka Soomaaliyeed,” ayuu sii raaciyay Madaxweynuhu.
Dhanka kale, Madaxweynaha Soomaaliya ayaa farriin u diray shacabka, isaga oo ugu baaqay inay garab istaagaan ciidamada qaranka ilaaliyaana nabadda, kana qayb-qaataan dhismaha dowladnimada dalka.
Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo haatan meelo kala duwan oo kamid ah dalka ay ka socdaan dagaallo culus oo ka dhan ah Khawaarijta, kuwaas oo laga gaaray guulo waa wayn.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee dalka iyo go'aanka Dowladda Federaaka ee ku aaddan sii wadista dagaalka ka dhanka ah maleeshiyaadka Al-Shabaab.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay in Dowladda Federaaka ay sii wadi doonto dagaalka ka dhanka ah maleeshiyaadka Al-Shabaab.
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaanay ciidamada X oogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ee ka qayb-qaadanaya dagaalka.
- Madaxweynaha ayaa xusay inay ka go’an tahay xoojinta amniga dalka, dhismaha dowladnimada Soomaaliya iyo hirgelinta nidaam dimuqraadi ah.
- Madaxweynaha Soomaaliya ayaa farriin u diray shacabka, isaga oo ugu baaqay inay garab istaagaan ciidamada qaranka ilaaliyaana nabadda.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha Al-Shabaab ama kooxaha mucaaradka ah.
- Eedeymaha Madaxweynaha ma ahan kuwo madax-bannaan oo la xaqiijiyay.
- Faahfaahin gaar ah oo ku saabsan howlgalada milatari ee socda ama natiijooyinkooda laguma bixin.
Gunaanadka akhristaha
Madaxweynaha ayaa mar kale xaqiijiyay go'aanka dowladda ee la dagaallanka argagixisada iyo dhismaha dowlad dimuqraadi ah oo xasilloon Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Dowladda Federaaka ay qaadi doonto si ay u la dagaallanto Al-Shabaab?
- Sidee shacabka loogu dhiirrigelin doonaa inay ka qaybqaataan dhismaha dowladnimada?
- Maxay yihiin istaraatiijiyadaha milatari ee hadda la adeegsanayo ka dhanka ah Al-Shabaab?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · security · security · dagaalka · xasan
Sii akhri
- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Booqday Askarta ku Dhaawacantay Howlgallada ka Dhanka ah Al-Shabaab
Shabelle Media
- Uganda waxay bilowday in ay ciidamadeeda ka saarto Soomaaliya kadib 20 sano
Somali Guardian
- Uganda ayaa bilaabay in ay ciidamadeeda ka soo baxdo Soomaaliya iyadoo Soomaaliya wajahaysa imtixaanka amniga ee muhiimka ah
Wardheer News