Daawo: Saciid Deni oo ka hadlay arrimo xasaasi ah, kuna adkeystay….
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Saciid Deni, Madaxweynaha Puntland, ayaa khudbad ka jeediyay arrimaha siyaasadeed ee Soomaaliya intii uu dhagax-dhigay garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee Gaalkacyo.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Saciid Deni ayaa marka hore shaaca ka qaaday in haatan Soomaaliya ay mareyo marxalad adag, loona baahan yahay in si dhab ah looga tashado aayaha dalka, si loo badbaadiyo.
- Hoggaamiyaha Puntland ayaa sidoo kale weerarka afka ah ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo ku eedeeyay inuu yahay nin isbed-bedal badan oo halis ku sii wada dalka, sida uu hadalka u dhigay.
- “Dalka Soomaaliya marxaladda uu maraayo waad u jeedaan daruufo adag oo isbed-bedalaayo ayaa socda, waana nasiib darro hoggaankii dalka inuu bartay in maalinba nooc yahay bal reer Puntland-now aad u tashada.
- Waxaa kale oo uu intaasi raaciyay “Soomaaliya xaaladda ay ku sugan tahay runtii waa khatar muddo hore aan ka digeynay haddana ay muuqato in meelo ad adag ay faraha lasii galeyso.
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha siyaasadeed ee socda Soomaaliya, gaar ahaan hogaaminta iyo maamulka Puntland.
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay heshiisyada gaarka ah ee Puntland la leedahay hay'adaha ajnabiga ah?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Saciid Deni, Madaxweynaha Puntland, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya intii uu khudbad ka jeedinayay dhagax-dhigga garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee Gaalkacyo.
- Deni ayaa eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo ku tilmaamay inuu yahay hoggaamiye halis ah oo sababay xasilooni darro dalka.
- Deni ayaa sheegay inay adkeyn doonaan heshiisyada ay la galeen dadka Soomaaliyeed iyo kuwa ajaaniibta, si horay loogu sii wado mashaariicda horumarineed.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, Saciid Cabdullahi Deni oo maanta khudbad ka jeediyay dhagax-dhigga dhismaha garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan is-mariwaaga doorashooyinka.
Saciid Deni ayaa marka hore shaaca ka qaaday in haatan Soomaaliya ay mareyo marxalad adag, loona baahan yahay in si dhab ah looga tashado aayaha dalka, si loo badbaadiyo.
Hoggaamiyaha Puntland ayaa sidoo kale weerarka afka ah ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo ku eedeeyay inuu yahay nin isbed-bedal badan oo halis ku sii wada dalka, sida uu hadalka u dhigay.
“Dalka Soomaaliya marxaladda uu maraayo waad u jeedaan daruufo adag oo isbed-bedalaayo ayaa socda, waana nasiib darro hoggaankii dalka inuu bartay in maalinba nooc yahay bal reer Puntland-now aad u tashada. Waxaan rabnaa inaan noqono geed har wayn oo marwalba jira haddii uu Ilaah yiraahdo,” ayuu yiri Madaxweyne Saciid Cabdullahi Maxamed (Deni).
Waxaa kale oo uu intaasi raaciyay “Soomaaliya xaaladda ay ku sugan tahay runtii waa khatar muddo hore aan ka digeynay haddana ay muuqato in meelo ad adag ay faraha lasii galeyso. Waa nasiib darro iyo dhaqan siyaasadda Soomaaliya marar badan soo maray haddana ceeb ku ah in markii ay meel kuugu adkaato meel aan jirin madaxa saartid oo dadka wareerisid”.
Dhinaca kale, Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland ayaa sheegay inay adkeyn doonaan heshiisyada ay la galeen dadka Soomaaliyeed iyo kuwa ajaaniibta, si horay loogu sii wado mashaariicda horumarineed ee ka socda deegaannada maamulkaasi.
Deni ayaa hoosta ka xariiqay in Dowlad-goboleedka Soomaayeed ee Puntland ay isku filan tahay, ayna ilaalin doonto sharciga, sidoo kalena ay xoojineyso dowladnimada.
“Waxaan adkeyn doonaa heshiisyada aan galnay Soomaali ha ahaato ama ajaaniib 28 sano ayay jirtaa Puntland weli ma jirto cid dacwad u qabto madaxweyne buriyay heshiis uu galay madaxweyne ka horreeyay xittaa haddii an dacwad qabno dib ayaan u fiirinaa waa la fariisanayaa sharciga ayaan ilaalineynaa dowladnimadana waa adkeyneynaa,” ayuu yiri Deni.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Saciid Deni, Madaxweynaha Puntland, ayaa khudbad ka jeediyay arrimaha siyaasadeed ee Soomaaliya intii uu dhagax-dhigay garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee Gaalkacyo.
Qodobada muhiimka ah
- Saciid Deni, Madaxweynaha Puntland, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya intii uu khudbad ka jeedinayay dhagax-dhigga garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee Gaalkacyo.
- Deni ayaa eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo ku tilmaamay inuu yahay hoggaamiye halis ah oo sababay xasilooni darro dalka.
- Deni ayaa sheegay inay adkeyn doonaan heshiisyada ay la galeen dadka Soomaaliyeed iyo kuwa ajaaniibta, si horay loogu sii wado mashaariicda horumarineed.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ku aaddan eedeymaha Deni.
- Eedeymaha Deni ma ahan kuwo madax-bannaan oo la xaqiijiyay.
- Maqaalku ma bixinayo macluumaad dheeri ah ama aragtiyo ku saabsan xaaladda siyaasadeed.
Gunaanadka akhristaha
Hadallada Deni waxay muujinayaan walaacyo muhiim ah oo ku saabsan xasiloonida siyaasadeed ee Soomaaliya iyo doorka Puntland.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay heshiisyada gaarka ah ee Puntland la leedahay hay'adaha ajnabiga ah?
- Sidee Puntland uga jawaabi doontaa caqabadaha uu Deni sheegay?
- Waa maxay saameynta eedeymaha Deni ku yeelan doonaan xiriirka Puntland iyo dowladda federaalka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha siyaasadeed ee socda Soomaaliya, gaar ahaan hogaaminta iyo maamulka Puntland.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · arrimo · saciid · deni
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada