Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Jowhargeneral

DEG DEG: Sheekh Shariif oo aqbalay inuu ka guuro Mirinaayo iyo waxa lagu qanciyay

Jun 05(Jowhar) Madaxweyne hore Shariif Sheikh Axmed ayaa dib ugu laabanaya gurigiisa kuyaalay agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, ka dib maalmo uu joogay Waqooyiga Caasimada halkaas oo ay iska horimaadyo ka dhaceen. Dadaalo ay garwadeen kanoqdaan odayaal dhaqan, qaar kamid ah safaaradaha Reer Galbeedka ilaa Siyaasiin katirsan dowladda Federaalka ayaana lagu guuleystay in Shariif

SO
DEG DEG: Sheekh Shariif oo aqbalay inuu ka guuro Mirinaayo iyo waxa lagu qanciyay
Sawir / xog muuqaal ah · Jowhar

Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed ayaa dib ugu laabanaya gurigiisa Muqdisho ka dib iska horimaadyo ka dhacay Waqooyiga Caasimada.

Maxaa la shaaciyey

  1. Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu qanciyay inuu ku laabto aagii horey u daganaa.
  2. Dadaalo ay garwadeen ka yihiin odayaal dhaqan iyo safaaradaha Reer Galbeedka ayaa ka dambeeyay qancinta Shariif.
  3. Dowladda Federaalka ayaa ku adkeysatay in hoggaamiyayaasha Kheyre iyo Shariif ay ku laabtaan xayndaabka Xalane.

Macnaha guud

Iska horimaadyada ka dhacay Waqooyiga Caasimada ayaa sababay in Shariif uu ka guuro Mirinaayo.

Dowladda Federaalka ayaa ku adkeysatay in ay qasab tahay in hoggaamiyayaasha Kheyre iyo Shariif Sh Axmed ay kulaabtaan xayndaabka Xalane.

Shariif Sheekh Axmed
Muqdisho
2026-06-05

Sababta ay muhiim u tahay: Tani waxay muujinaysaa xaaladda amni ee Muqdisho iyo doorka hoggaamiyayaasha siyaasadeed.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Jowhar

Jun 05(Jowhar) Madaxweyne hore Shariif Sheikh Axmed ayaa dib ugu laabanaya gurigiisa kuyaalay agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, ka dib maalmo uu joogay Waqooyiga Caasimada halkaas oo ay iska horimaadyo ka dhaceen.

Dadaalo ay garwadeen kanoqdaan odayaal dhaqan, qaar kamid ah safaaradaha Reer Galbeedka ilaa Siyaasiin katirsan dowladda Federaalka ayaana lagu guuleystay in Shariif lagu qanciyo kulaabashada aagii horey u daganaa.

Dowladda Federaalka ayaa ku adkeysatay in ay qasab tahay in hoggaamiyayaasha Kheyre iyo Shariif Sh Axmed ay kulaabtaan xayndaabka Xalane, kana baxaan goobihii ay iska horimaadyadu ka dhaceen.

Isha: Jowhar. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Jowhar
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralshariifaqbalayqanciyay
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.