Sheekh Shariif oo lagu qanciyey inuu ka guuro Miranaayo.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa lagu qanciyey inuu dib ugu laabto gurigiisa ku…

Sheekh Shariif Axmed ayaa lagu qanciyey inuu dib ugu laabto gurigiisa ku yaalla Muqdisho.
Maxaa la shaaciyey
- Dadaallo dhexdhexaadin ah ayaa lagu qanciyey Sheekh Shariif inuu ka guuro Miranaayo.
- Odayaal dhaqameed iyo diblomaasiyiin reer galbeed ah ayaa ka qeyb qaatay waan-waanada.
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku adkaysatay in madaxda mucaaradka ay ka baxaan goobaha xiisadaha.
Macnaha guud
Dib u laabashada Sheekh Shariif ayaa ka dambeysay maalmo uu ku sugnaa waqooyiga Muqdisho.
“Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay ku adkaysatay in madaxda mucaaradka...”
Sababta ay muhiim u tahay: Tani waxay muujinaysaa dadaallada lagu dejinayo xaaladda amni iyo siyaasadeed ee Muqdisho.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa lagu qanciyey inuu dib ugu laabto gurigiisa ku…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa lagu qanciyey inuu dib ugu laabto gurigiisa ku yaalla agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, kaddib maalmo uu ku sugnaa waqooyiga caasimadda Muqdisho.
Wararka ayaa sheegaya in dadaallo dhexdhexaadin iyo waan-waan ah oo ay hormuud ka yihiin odayaal dhaqameed, diblomaasiyiin ka socda qaar kamid ah safaaradaha reer galbeedka iyo siyaasiyiin katirsan dowladda federaalka ay horseedeen in Shariif Sheekh Axmed lagu qanciyo inuu dib ugu laabto deegaankii uu horay uga deggenaa.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay ku adkaysatay in madaxda mucaaradka, oo ay kamid yihiin Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Cali Kheyre, inay ka baxaan goobihii ay xiisaduhu ka jireen isla markaana ay dib ugu laabtaan aagga amniga ee Xalane iyo nawaaxigiisa.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Horseed Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.