DF oo maanta dhaqan-gelisay amar saameyn culus ku yeeshay Puntland
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhaqan gelisay amar cusub oo dhigaya in dhammaan rakaabka gudaha dalka safra ay wataan Kaarka Aqoonsiga Qaranka (NIRA) laga bilaabo 1-da Oktoobar 2026.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Tallaabadan ayay Dowladda Federaalka sheegtay inay uga gol-leedahay sida loo ilaalin lahaa manig dalka iyo la socodka dhaq-dhaqaaqa muwaadiniinta Soomaaliyeed.
- Warsaxaafadeed kasoo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa lagu wargeliyay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee safraya inay horay usoo qaataan kaarka NIRA, iyadoo la faray inay hoggaansamaan amarka cusub ee soo baxay.
- “Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, waxa ay dhammaan muwaadiniinta u safraya gudaha gobolada dalka ku wargelinayaan in ay horay usoo qaataan Kaarka Aqoonsiga Qaranka ama Shahaadada Aqoonsiga laga bilaawo 1da Oktoober 2026,” ayaa lagu yiri qoraalka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Dowladda Soomaaliya.
- Dhanka kale, amarkan ayaa lagu soo warramayaa inuu durbadiiba saameeyay diyaaradaha isaga kala goosha magaalooyinka Muqdisho iyo Garoowe, iyada oo qaar kamid ah ay saaka baaqdeen, sababa la xiriirta istcimaalka kaarka NIRA.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo dhaqan geliyo amarkan cusub?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa wargelisay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee safraya inay horay usoo qaataan kaarka NIRA.
- Amarkan ayaa lagu soo warramayaa inuu durbadiiba saameeyay diyaaradaha isaga kala goosha magaalooyinka Muqdisho iyo Garoowe, iyada oo qaar kamid ah ay saaka baaqdeen, sababa la xiriirta istcimaalka kaarka NIRA.
- Arrintan ayaa kusoo beegmeysa, xilli uu weli taagan yahay khiaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland, kaas oo ku saabsan hirgelinta kaarka aqoonsiga NIRA.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maanta oo ah 1-da Oktoobar guud ahaan dalka ka dhaqan-galay amarka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in qof kasta oo raacaya diyaaradaha kuna safraya gudaha dalka uu wato Kaarka Aqoonsiga Qaranka eeNIRA.
Tallaabadan ayay Dowladda Federaalka sheegtay inay uga gol-leedahay sida loo ilaalin lahaa manig dalka iyo la socodka dhaq-dhaqaaqa muwaadiniinta Soomaaliyeed.
Warsaxaafadeed kasoo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa lagu wargeliyay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee safraya inay horay usoo qaataan kaarka NIRA, iyadoo la faray inay hoggaansamaan amarka cusub ee soo baxay.
“Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, waxa ay dhammaan muwaadiniinta u safraya gudaha gobolada dalka ku wargelinayaan in ay horay usoo qaataan Kaarka Aqoonsiga Qaranka ama Shahaadada Aqoonsiga laga bilaawo 1da Oktoober 2026,” ayaa lagu yiri qoraalka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Dowladda Soomaaliya.
Dhanka kale, amarkan ayaa lagu soo warramayaa inuu durbadiiba saameeyay diyaaradaha isaga kala goosha magaalooyinka Muqdisho iyo Garoowe, iyada oo qaar kamid ah ay saaka baaqdeen, sababa la xiriirta istcimaalka kaarka NIRA.
Arrintan ayaa kusoo beegmeysa, xilli uu weli taagan yahay khiaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland, kaas oo ku saabsan hirgelinta kaarka aqoonsiga NIRA.
Puntland ayaa horay uga hortimid in Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka ay xarun ka furato deegaannadeeda, tallaabadaas oo caqabad ku noqotay in shacabka maamulkaas ay helaan kaarka NIRA oo hadda si rasmi ah uga dhaqan-galay guud ahaan dalka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhaqan gelisay amar cusub oo dhigaya in dhammaan rakaabka gudaha dalka safra ay wataan Kaarka Aqoonsiga Qaranka (NIRA) laga bilaabo 1-da Oktoobar 2026.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhaqan gelisay amar cusub oo dhigaya in dhammaan rakaabka gudaha dalka safra ay wataan Kaarka Aqoonsiga Qaranka (NIRA) laga bilaabo 1-da Oktoobar 2026.
- Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa wargelisay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee safraya inay horay usoo qaataan kaarka NIRA.
- Amarkan ayaa lagu soo warramayaa inuu durbadiiba saameeyay diyaaradaha isaga kala goosha magaalooyinka Muqdisho iyo Garoowe, iyada oo qaar kamid ah ay saaka baaqdeen, sababa la xiriirta istcimaalka kaarka NIRA.
- Arrintan ayaa kusoo beegmeysa, xilli uu weli taagan yahay khiaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland, kaas oo ku saabsan hirgelinta kaarka aqoonsiga NIRA.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha maamulka Puntland ee ku saabsan amarkan cusub.
- Eedeymaha ku saabsan baaqashada duulimaadyada ayaa la weriyay laakiin aan si madax-bannaan loo xaqiijin.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka socda hay'adaha dowladda iyada oo aan la helin xaqiijin dibadda ah.
Gunaanadka akhristaha
Shuruudda cusub ee kaarka NIRA waxay carqaladayn kartaa safarka gudaha waxayna muujinaysaa khilaafyada socda ee u dhexeeya dowladda federaalka iyo Puntland.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo dhaqan geliyo amarkan cusub?
- Sidee ayuu maamulka Puntland uga jawaabi doonaa tilmaantan?
- Maxay yihiin cawaaqibka ka dhalan kara muwaadiniinta aan haysan kaarka NIRA?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · dhaqan · saameyn · puntland
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada