Topic
Warkasta is tracking saameyn across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches dhaqan, loolanka, and mareykanka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa wajahaya caqabado cusub, iyadoo loolanka siyaasadeed ee ka taagan gudaha Mareykanka uu saameyn ku yeelanayo dadaallada Soomaaliya ee lagu xoojinayo xiriirka maamulka Madaxweyne Donald Trump.

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maanta oo ah 1-da Oktoobar guud ahaan dalka ka dhaqan-galay amarka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in qof kasta oo raacaya diyaaradaha kuna safraya gudaha dalka uu wato Kaarka Aqoonsiga Qaranka eeNIRA. Tallaabadan ayay Dowladda Federaalka sheegtay inay uga gol-leedahay sida loo ilaalin lahaa manig dalka iyo la socodka…