DF Soomaaliya oo qeyb ka noqotay 50 dal oo Turkiga uga qeyb-galay…
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa ka qeyb-galay kulanka caalamiga ah ee talo-wadaagga goleyaasha fatwada Islaamka ee ka dhacay Istanbul, Turkiga.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulankan oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Diyanet ee dalka Turkiga waxaa ka qayb galaya in ka badan 100 marti-sharaf oo ka kala socda in ka badan 50 dal.
- Kulanka oo hal-ku-dhiggiisu yahay “Midnimada Umadda Islaamka iyo Goleyaasha Fatwada ee ka jawaabaya caqabadaha caalamiga ah” ayaa diiradda lagu saarayaa sidii loo abuuri lahaa hannaan wada-tashi oo joogto ah oo mideeya goleyaasha fatwada ee dalalka Islaamka.
- Sidoo kale ajendayaasha kulana ayaa waxaa qeyb ka ah: 1- Mideynta aragtida culimada iyo xoojinta walaaltinimada umadda Islaamka, 2- Ka jawaabista su’aalaha cusub ee ka dhasha tiknoolajiyadda iyo sirdoonka macmalka ah (AI) iyo 3- La-dagaallanka xogta diineed ee khaldan iyo fatwooyinka aan ku dhisnayn cilmi iyo aqoon sugan.
- Madaxweynaha Diyanet, Prof.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka ama heshiisyada gaarka ah ee kulanka lagu gaaray?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Kulankan oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Diyanet ee dalka Turkiga waxaa ka qayb galaya in ka badan 100 marti-sharaf oo ka kala socda in ka badan 50 dal.
- Kulanka oo hal-ku-dhiggiisu yahay “Midnimada Umadda Islaamka iyo Goleyaasha Fatwada ee ka jawaabaya caqabadaha caalamiga ah”.
- Sidoo kale inta uu halkaa ku sugnaa wasiirka ayaa kulan gaar ah laqaatay Madaxweynaha Hay’adda Diinta Turkiga ee Diyanet (Diyanet İşleri Başkanlığı).
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Istanbul (Caasimada Online) – Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa ka qeyb-galay kulanka caalamiga ah ee talo-wadaagga goleyaasha fatwada Islaamka (International Fatwa Council Consultation Meeting) oo ka furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
Kulankan oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Diyanet ee dalka Turkiga waxaa ka qayb galaya in ka badan 100 marti-sharaf oo ka kala socda in ka badan 50 dal. Waxaa furitaankiisa ka qayb-galay Madaxweynaha Hay’adda Diyanet, Prof. Dr. Safi Arpaguş, iyadoo sidoo kale qeyb ka yihiin wasiirrada arrimaha diinta, madaxda hay’adaha diinta, muftiyo waaweyn iyo culimo caan ka ah dunida Islaamka.
Kulanka oo hal-ku-dhiggiisu yahay “Midnimada Umadda Islaamka iyo Goleyaasha Fatwada ee ka jawaabaya caqabadaha caalamiga ah” ayaa diiradda lagu saarayaa sidii loo abuuri lahaa hannaan wada-tashi oo joogto ah oo mideeya goleyaasha fatwada ee dalalka Islaamka.
Sidoo kale ajendayaasha kulana ayaa waxaa qeyb ka ah: 1- Mideynta aragtida culimada iyo xoojinta walaaltinimada umadda Islaamka, 2- Ka jawaabista su’aalaha cusub ee ka dhasha tiknoolajiyadda iyo sirdoonka macmalka ah (AI) iyo 3- La-dagaallanka xogta diineed ee khaldan iyo fatwooyinka aan ku dhisnayn cilmi iyo aqoon sugan.
Madaxweynaha Diyanet, Prof. Dr. Safi Arpaguş ayaa khudbaddiisa furitaanka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in culimada Muslimiintu yeeshaan mowqif mideysan, isla markaana ay dhisaan habab wada-tashi oo awood u leh inay ka jawaabaan caqabadaha cusub ee haysta dunida.
Ka-qaybgalka Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Soomaaliya wuxuu ku soo aadayaa xilli ay muhiim tahay in Soomaaliya ay xoojiso xiriirka ay la leedahay hay’adaha diinta ee caalamka, ayna qayb ka noqoto wada-tashiyada lagu wajahayo arrimaha fatwada, waxbarashada diinta iyo horumarinta hay’adaha Islaamiga ah.
Sidoo kale inta uu halkaa ku sugnaa wasiirka ayaa kulan gaar ah laqaatay Madaxweynaha Hay’adda Diinta Turkiga ee Diyanet (Diyanet İşleri Başkanlığı). Prof. Dr. Safi Arpaguş, kaas oo ay uga wada-hadleen xoojinta iskaashiga labada dhinac, gaar ahaan dhismaha iyo tayeynta Sanduuqa Zakada iyo nidaamka Waqafka Soomaaliya.
Kulanka Istanbul wuxuu fursad u noqon doonaa sii ambaqaadidda xiriirkaas iyo in Soomaaliya ay cod iyo aragti ku yeelato doodaha caalamiga ah ee la xiriira mustaqbalka hay’adaha fatwada iyo adeegyada diinta Islaamka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa ka qeyb-galay kulanka caalamiga ah ee talo-wadaagga goleyaasha fatwada Islaamka ee ka dhacay Istanbul, Turkiga.
Qodobada muhiimka ah
- Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa ka qeyb-galay kulanka caalamiga ah ee talo-wadaagga goleyaasha fatwada Islaamka ee ka dhacay Istanbul, Turkiga.
- Kulankan oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Diyanet ee dalka Turkiga waxaa ka qayb galaya in ka badan 100 marti-sharaf oo ka kala socda in ka badan 50 dal.
- Kulanka oo hal-ku-dhiggiisu yahay “Midnimada Umadda Islaamka iyo Goleyaasha Fatwada ee ka jawaabaya caqabadaha caalamiga ah”.
- Sidoo kale inta uu halkaa ku sugnaa wasiirka ayaa kulan gaar ah laqaatay Madaxweynaha Hay’adda Diinta Turkiga ee Diyanet (Diyanet İşleri Başkanlığı).
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku saabsan kulanka.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan tirada ka qaybgalayaasha ama faahfaahinta wadahadalada lama bixiyo.
- Muhiimadda kulanka ee xiriirka caalamiga ah ee Soomaaliya lama xaqiijin madax-bannaan.
Gunaanadka akhristaha
Ka-qaybgalka Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ee kulanka wuxuu muujinayaa ka-qaybgalka Soomaaliya ee doodaha Islaamiga ah ee caalamiga ah.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka ama heshiisyada gaarka ah ee kulanka lagu gaaray?
- Sidee ayay wadahadaladu u saameyn doonaan xiriirka Soomaaliya ee hay'adaha Islaamiga ah ee caalamiga ah?
- Maxay yihiin talaabooyinka xiga ee ka dambeeya kulankan talo-wadaagga?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · qeyb · soomaaliya · galay
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada