DF Soomaaliya oo saraakiil ciidan u dirtay furimaha dagaalka Koonfur Galbeed
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saraakiil ciidan u dirtay furimaha dagaalka ee deegaannada Koonfur Galbeed si ay u dardargeliyaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Saraakiisha haatan gaartay furimaha hore ee dagaalka ayaa waxaa kamid ah Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Khaalid) oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute iyo saraakiil kale, kuwaas oo tegay deegaanno ka tirsan gobolka Baay.
- Ugu horreyn taliyaha iyo saraakiisha la socda ayaa booqday deegaannada Leego iyo Jameeco oo hoos yimaada degmada Buurhakaba, halkaas oo maalin kahor dagaal qaraar uu ku dhex-maray ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab, kaas oo dhaliyay khasaare lixaad leh oo soo kaa gaaray labada dhinac.
- Saraakiisha ayaa sidoo kale halkaasi kula kulmay taliyeyaasha iyo ciidamada iyaga oo ka dhageystay warbixinno ku saabsan xaaladihii ugu dambeeyay, gaar ahaan dagaallada ka socdda halkaas, kuwaas oo saameyn ku yeeshay amniga guud ee Koonfur Galbeed.
- Jeneraal Khaalid oo goota ka hadlay ayaa xiray in labada dhinac uu dagaalkii u dambeeyay uu kasoo gaaray Khasaare, wuxuuna u tacsiyeeyay ciidamadii geeriyooday, halka kuwa dhaawac ahna uu u rajeeyay caafimaad deg-deg ah.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin howlgalada gaarka ah ee ay qorsheynayaan saraakiisha milatariga?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Jeneraal Khaalid ayaa sheegay in Al-Shabaab laga dilay ugu yaraan illaa 70 xubnood dagaalkii ugu dambeeyay.
- Dagaalkii ugu dambeeyay ayaa dhaliyay khasaare lixaad leh oo soo kaa gaaray labada dhinac.
- Jeneraal Khaalid ayaa xiray in labada dhinac uu dagaalkii u dambeeyay uu kasoo gaaray Khasaare, wuxuuna u tacsiyeeyay ciidamadii geeriyooday, halka kuwa dhaawac ahna uu u rajeeyay caafimaad deg-deg ah.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Baydhaba (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saraakii ciidan oo sar are u dirtay furimaha dagaalka ee deegaannada Koonfur Galbeed, si ay u dardargeliyaan howlgallada ay halkaasi ka wadaan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo dagaal adag kula jira maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab iyo ciidamo taabacsan Cabdicasiis Laftagareen.
Saraakiisha haatan gaartay furimaha hore ee dagaalka ayaa waxaa kamid ah Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Khaalid) oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute iyo saraakiil kale, kuwaas oo tegay deegaanno ka tirsan gobolka Baay.
Ugu horreyn taliyaha iyo saraakiisha la socda ayaa booqday deegaannada Leego iyo Jameeco oo hoos yimaada degmada Buurhakaba, halkaas oo maalin kahor dagaal qaraar uu ku dhex-maray ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab, kaas oo dhaliyay khasaare lixaad leh oo soo kaa gaaray labada dhinac.
Saraakiisha ayaa sidoo kale halkaasi kula kulmay taliyeyaasha iyo ciidamada iyaga oo ka dhageystay warbixinno ku saabsan xaaladihii ugu dambeeyay, gaar ahaan dagaallada ka socdda halkaas, kuwaas oo saameyn ku yeeshay amniga guud ee Koonfur Galbeed.
Jeneraal Khaalid oo goota ka hadlay ayaa xiray in labada dhinac uu dagaalkii u dambeeyay uu kasoo gaaray Khasaare, wuxuuna u tacsiyeeyay ciidamadii geeriyooday, halka kuwa dhaawac ahna uu u rajeeyay caafimaad deg-deg ah. Taliyaha ayaa sidoo kale xaqiijiyay in Al-Shabaab laga dilay ugu yaraan illaa 70 xubnood, halka laga dhaawacay tiro kale oo intaas kasii badan.
“Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ma jabin dagaal buu ku jiraa, waxaan rabnaa in dadka Soomaaliyeed ay soo garab istaagaan,” ayuu mar kale yiri Taliyuhu.
Waxaa kale oo uu intaas kusii daray “Niman rag ah haddii aad tihiin annaga dhimasho kama baqno diyaar baan u nahay horay aaan u soconeynaa illaa inta aan dalka idinka saareyno”.
Ugu dambeyn, wuxuu hoosta ka xariiqay in gulufka ay sii wadi doonaan, isla markaana ujeedkooda uu yahay in Khawaarijta ay ka saaraan deegaannada Koonfur Galbeed.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saraakiil ciidan u dirtay furimaha dagaalka ee deegaannada Koonfur Galbeed si ay u dardargeliyaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab. Jeneraal Khaalid ayaa sheegay in dagaalkii ugu dambeeyay uu sababay khasaare lixaad leh.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saraakiil ciidan u dirtay furimaha dagaalka ee deegaannada Koonfur Galbeed si ay u dardargeliyaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.
- Jeneraal Khaalid ayaa sheegay in Al-Shabaab laga dilay ugu yaraan illaa 70 xubnood dagaalkii ugu dambeeyay.
- Dagaalkii ugu dambeeyay ayaa dhaliyay khasaare lixaad leh oo soo kaa gaaray labada dhinac.
- Jeneraal Khaalid ayaa xiray in labada dhinac uu dagaalkii u dambeeyay uu kasoo gaaray Khasaare, wuxuuna u tacsiyeeyay ciidamadii geeriyooday, halka kuwa dhaawac ahna uu u rajeeyay caafimaad deg-deg ah.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan tirada khasaare.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka yimid mas'uuliyiinta milatariga iyada oo aan la helin xaqiijin dibadda ah.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid Al-Shabaab ama dhinacyada kale ee ku lugta leh.
Gunaanadka akhristaha
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si firfircoon ugu hawlan tahay howlgal milatari oo ka dhan ah Al-Shabaab deegaannada Koonfur Galbeed.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin howlgalada gaarka ah ee ay qorsheynayaan saraakiisha milatariga?
- Sidee ayey bulshada deegaanka u saameyn doontaa hawlgallada milatari ee socda?
- Maxay yihiin tallaabooyinka lagu xaqiijinayo amniga rayidka ee ku sugan goobaha dagaalka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · security · security · furimaha · dagaalka
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada