Topic
Warkasta is tracking furimaha across 1 report from 1 source. Recent coverage touches arkay and mahad, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta lagu arkay furimaha dagaalka, gaar ahaan aagga degamada Balanballe ee gobalka Galgaduud. Mahad Salaad ayaa kormeer ku tegay xarun ay NISA ku leedahay halkaasi oo lagu tababarayo ciidamo ka tirsan Hay’adda. Agaasimaha ayaa inta uu kormeerka ku jiray…