Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Canada oo Xustay Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiMunaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusay Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Toronto ee dalka Canada, waxaana ka qeybgalay xildhibaanno Soomaaliyeed iyo dhalinyaro.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Munaasabadda ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Dalka Canada, oo loo yaqaano GALA CANADA, waxaana lagu soo bandhigay caqabadaha horyaalla dhalinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi iyo waxqabadkii ugu dambeeyay ee ururku u qabtay dhalinyarada.
- Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Dalka Canada, Cusmaan Cali, oo khudbad ka jeediyay munaasabadda, ayaa ugu horreyn mahadcelin ballaaran u jeediyay siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee Baarlamaanka Canada ku metela bulshada Soomaaliyeed.
- Waxa uu ku ammaanay siyaasiyiinta sida ay mar walba ula dareen yihiin dadkooda, isagoo sidoo kale ballanqaaday in ururku uu sii laba-jibbaarayo dadaallada loogu adeegayo dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Canada.
- Xildhibaan Maxamed Firin oo ka tirsan Baarlamaanka Ontario, kana hadlay munaasabadda, ayaa uga mahadceliyay Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Dalka Canada dadaallada joogtada ah ee uu ugu adeegayo dhalinyarada.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin caqabadaha gaarka ah ee dhalinyarada Soomaaliyeed ee Kanada laga hadlay munaasabadda?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusay Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Toronto ee dalka Canada.
- Munaasabadda ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Dalka Canada, oo loo yaqaano GALA CANADA.
- Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Dalka Canada, Cusmaan Cali, oo khudbad ka jeediyay munaasabadda, ayaa ugu horreyn mahadcelin ballaaran u jeediyay siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee Baarlamaanka Canada ku metela bulshada Soomaali
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Toronto, Canada – Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusay Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Toronto ee dalka Canada, waxaana ka qeybgalay xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela bulshada Soomaaliyeed, siyaasiyiin hore iyo dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku nool dalkaasi.
Munaasabadda ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Dalka Canada, oo loo yaqaano GALA CANADA, waxaana lagu soo bandhigay caqabadaha horyaalla dhalinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi iyo waxqabadkii ugu dambeeyay ee ururku u qabtay dhalinyarada.
Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Dalka Canada, Cusmaan Cali, oo khudbad ka jeediyay munaasabadda, ayaa ugu horreyn mahadcelin ballaaran u jeediyay siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee Baarlamaanka Canada ku metela bulshada Soomaaliyeed.
Waxa uu ku ammaanay siyaasiyiinta sida ay mar walba ula dareen yihiin dadkooda, isagoo sidoo kale ballanqaaday in ururku uu sii laba-jibbaarayo dadaallada loogu adeegayo dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Canada.
Xildhibaan Maxamed Firin oo ka tirsan Baarlamaanka Ontario, kana hadlay munaasabadda, ayaa uga mahadceliyay Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Dalka Canada dadaallada joogtada ah ee uu ugu adeegayo dhalinyarada.
Xildhibaanka ayaa sheegay in dhankooda ay si buuxda garab ugu taagan yihiin dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool Canada.
Gebagebadii munaasabadda Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada, oo la xuso 4-ta Oktoobar, ayaa abaalmarinno kala duwan lagu guddoonsiiyay shirkado iyo shaqsiyaad lagu xusay taageerada iyo garab istaagga ay u muujiyeen dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool Canada, gaar ahaan dhalinyarada dalka ku cusub ee u baahan garab iyo taageero.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusay Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Toronto ee dalka Canada, waxaana ka qeybgalay xildhibaanno Soomaaliyeed iyo dhalinyaro.
Qodobada muhiimka ah
- Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusay Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Toronto ee dalka Canada.
- Munaasabadda ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Dalka Canada, oo loo yaqaano GALA CANADA.
- Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Dalka Canada, Cusmaan Cali, oo khudbad ka jeediyay munaasabadda, ayaa ugu horreyn mahadcelin ballaaran u jeediyay siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee Baarlamaanka Canada ku metela bulshada Soomaali
- Xildhibaan Maxamed Firin oo ka tirsan Baarlamaanka Ontario, kana hadlay munaasabadda, ayaa uga mahadceliyay Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Dalka Canada dadaallada joogtada ah ee uu ugu adeegayo dhalinyarada.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada aan ka muuqan munaasabadda.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashada ku saabsan qabanqaabada iyo ka qaybgalka munaasabadda ma jiraan.
- Maqaalku ma caddeynayo tirada ka qaybgalayaasha ama faahfaahinta abaalmarinada la bixiyay.
Gunaanadka akhristaha
Munaasabadda waxay muujisay waxqabadka iyo caqabadaha dhalinyarada Soomaaliyeed ee Kanada.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin caqabadaha gaarka ah ee dhalinyarada Soomaaliyeed ee Kanada laga hadlay munaasabadda?
- Immisa abaalmarin ayaa la bixiyay, yaase la siiyay?
- Maxay yihiin qorshayaasha mustaqbalka ee Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Dalka Canada?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · soomaaliyeed · canada · maalinta
Sii akhri
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Shirweynaha 153-aad ee IPU
Goobjoog Somali
- Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Shirweynaha 153-aad ee Midowga Baarlamaanada Adduunka (IPU), oo ka furmay dalka Tanzania
Hiiraanweyn
- Soomaaliya oo tababar ku saabsan xasaanadda diblomaasiyadeed u qabatay hay’adaha amniga
Goobjoog Somali