Topic
Warkasta is tracking canada across 1 report from 1 source. Recent coverage touches maalinta and soomaaliyeed, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Toronto, Canada – Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusay Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Toronto ee dalka Canada, waxaana ka qeybgalay xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela bulshada Soomaaliyeed, siyaasiyiin hore iyo dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku nool dalkaasi. Munaasabadda ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Ururka Dhalinyarada Sooma